{"id":80459,"date":"2021-07-04T11:13:26","date_gmt":"2021-07-04T09:13:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=80459"},"modified":"2021-07-04T11:13:26","modified_gmt":"2021-07-04T09:13:26","slug":"dagaal-ka-qarxay-xaafado-ka-mid-ah-magaalada-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=80459","title":{"rendered":"Dagaal ka qarxay xaafado ka mid ah magaalada Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p>04 July 2021 (Puntlandes)\u00a0Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu dagaal u dhexeeya ciidamada dowlada iyo maleeshiyo taabacsan General Xuud uu ka bilowday xaafado ka mid ah magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-80460\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb1.jpg\" alt=\"\" width=\"641\" height=\"332\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb1.jpg 1000w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb1-300x155.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb1-768x398.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb1-292x151.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb1-638x330.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 641px) 100vw, 641px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa ka dhacay xaafadaha Nuur Xawaad iyo Dhagax Jebis kadib markii ay gudaha u soo galeen maleeshiyaadka taabacsan General Abuukar Xuud oo ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay iska horimaadka balse xaalada ayaa degen haatan.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxa ay sheegayaan inuu salka u hayo diidmo ay diidan yihiin kooxda uu hoggaamiyo General Abuukar Xuud kulan maanta la qorsheeyay inay golaha wasiirada Hirshabelle ku yeesheen magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Shalay ayaa waxaa gaaray magaalada Beledweyne qaar kamid ah golaha wasiirada Hirshabelle oo ka tegey magaalada Muqdisho, iyadoo halkaa uu hore ugu sugnaa Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Hagar Dabageed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 July 2021 (Puntlandes)\u00a0Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":80460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-80459","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1100,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=80459"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80461,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80459\/revisions\/80461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/80460"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=80459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=80459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=80459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}