{"id":80480,"date":"2021-07-05T14:29:49","date_gmt":"2021-07-05T12:29:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=80480"},"modified":"2021-07-05T14:40:51","modified_gmt":"2021-07-05T12:40:51","slug":"sawirro-shirka-wadatashi-wasaaraddaha-caafimaadka-dawladaha-xubnaha-ah-dfs-wasaaradda-caasifaamka-dfs-oo-garowe-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=80480","title":{"rendered":"Sawirro: Shirka wadatashi wasaaraddaha caafimaadka dawladaha xubnaha ah DFS wasaaradda Caasifaamka DFS oo Garowe ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>05 July 2021 (Puntlandes) Waxaa maanta Garowe ka furmay shirka wadatashiga wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka iyo wasaaradda caafimaadka Xukuumada federaalka Soomaliya, shirkaan oo ay martigalisay wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa socon doona saddexda maalmood ee soo socda waxana dib loogu eegi doonaa waxa ka qabsoomay shirkii ka soo dhacay Muqdisho sanadkii dhamaaday.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa ka soo qaybgalay wasiiradda caafimaadka Puntland,Galmudug, Hiirshabelle,Juballand, Konfurgalbeed iyo wasiirka wasaaradda caafimaadka dawlada Federaalka Soomaliya.<br \/>\nShirka ayaa furitaankiisa waxaa hadalo ka jeediyay wasiiradda caafimaadka dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka soomaliya, dhamaantood ayaa ka mahadceliyay soo dhawayntii qiimaha badnayd ee wasaaradda caafimaadka Puntland ugu samaysay imaatinkoodii iyo inta ay joogeen, waxay sidoo kale dhamaantood muujiyeen ahmiyada uu dalka uleeyahay shirkaan waxayna rajo wanaagsan ka muujiyeen in natiijo wax ku ool ah ka soo baxo maalmaha uu socdo.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawlada Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo hadal kooban ka jeediyay ayaa yiri \u201cWasiirka caafimaadka Federaalka Marwo Fosiyo wasiiradda caafimaadka ee dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka soomaliya waxaan ku faraxsanahay inaan idinku soo dhaweeyo Puntland iyo inaan iskugu nimaano sidii looga wada tashan lahaa caafimaadka dalkeena, waxaan rajaynayaa in maalmaha soo socda ee shirku socdo.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dhamantii wada ogtihiin halka uu marayo caafimaadka dalkeena iyo guulaha la gaaray caqabado jira oo ay ugu weyntahay saamaynta uu dalka ku yeeshay xanuunka Covid19 oo wax badan oo qorshaysnaa caafimaadka in aan la wada gaarin.\u201d<\/p>\n<p>\u201cUgu danbeyn shirkaan waxaan ka rajaynayaa in natiijo wanagsan ka soo baxo sidoo kalena la iskula qaato sidii loo sii hormarin laha caafimaadka dalkeena oo inagu masuuliyaddooda aan hayno.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka Dawlada Federaalka Soomaliya Dr Foosiyo Abikar Nuur oo shirka si rasmi ah u furtay ayaa tiri \u201c Marka koowaad waxaan umahadcelinayaa wasaaradda caafimaadka Puntland sida wangsan ee ay noo soo dhawaysay kadib balanqaadkii dhamaadkii sanadkii hore balan qaadka sameeyay waana umahadcelinayaa.\u201d<\/p>\n<p>\u201c Shirkaan muhiimadiisa wasiirada ayaa ka hadlay waxaan galaynaa saddex maalmood oo shaqo adag ina hortaalo loogana hadlayo maxaa inoo qabsoomay maxaa inaga qabyo ah iyo sidii aan uga wada shaqayn lahayn wixii aan wada leenahay wixii aan kala leenahay aad nala wadaagtaan, waxaan ognahay awooda dawladaha xubnaha ka ah aysan isku mid ahayn xaga caafimaadka, waxaan rajaynayaa saddex bari inaan juhdi badan ku bixino sidii aan natiijo wax ku ool ah uga soo saari lahayn.\u201d<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80481\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80482\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"907\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80483\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a1.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80484\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a2.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80485\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a3.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a3.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80486\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a4.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a4.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80487\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a5.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a5.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80488\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a6.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"454\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a6.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a6-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a6-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a6-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a6-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80489\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a7.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a7.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a7-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a7-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80490\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a8.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a8.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a8-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80491\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a9.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"454\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a9.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a9-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a9-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a9-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a9-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a9-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80492\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a10.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a10.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a10-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a10-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a10-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a10-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a10-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80493\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a11.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"454\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a11.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a11-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a11-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a11-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a11-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a11-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80494\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a12.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"454\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a12.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a12-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a12-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a12-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a12-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a12-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-80495\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"510\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3h2a13-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 July 2021 (Puntlandes) Waxaa maanta Garowe ka furmay shirka wadatashiga wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":80495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-80480","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":933,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=80480"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80501,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80480\/revisions\/80501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/80495"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=80480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=80480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=80480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}