{"id":80785,"date":"2021-07-11T16:28:57","date_gmt":"2021-07-11T14:28:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=80785"},"modified":"2021-07-11T16:28:57","modified_gmt":"2021-07-11T14:28:57","slug":"sawirro-wasiirka-maaliyadda-puntland-oo-shir-guddoomiyay-kulan-looga-hadlayay-waxqabadka-wasaaradda-ee-lixdii-bilood-ee-ugu-dambeysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=80785","title":{"rendered":"Sawirro: Wasiirka Maaliyadda Puntland oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay waxqabadka Wasaaradda ee lixdii bilood ee ugu dambeysay"},"content":{"rendered":"<p>11 July 2021 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay waxqabadka Wasaaradda ee lixdii bilood ee ugu dambeysay sannadkan.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa nuxurkiisu ahaa in la iska-wareysto waxqabaka lixdii bilood ee lasoo dhaafay, jihada Wasaaradda,shaqada la qabtay, xisaab xirkii loo gudbiyay Golaha Wakiiladda Puntland taasoo warbixin laga siiyay Wasiirka.<\/p>\n<p>Kuxigeenka Xisaabiyaha guud ee Puntland Cali Jaamac Gaashaan oo waraysi siiyay Xafiiska Wacyigelinta iyo Warbaahinta W\/Maaliyadda ayaa sheegay in shirka looga hadlay wixii u qabsoomay Wasaaradda Maaliyadda Puntland lixidii bilood ee u dambeysay.<\/p>\n<p>\u201c Shirka nuxurkiisu wuxuu ahaa maadaama lixdii bilood dhammaatay bal in la iska wareysto, jihada wasaaradda, waxay qabatay, sida xaalkeedu yahay iyo xisaab-xirkii loo gudbiyay Golaha Wakiiladda Puntland oo Wasiirku ka maqnaa in laga siiyo warbixin iyo Waaxda miisaaniyadda oo diyaarineysa miisaaniyad ku celin in laga sameeyo ayaa laga hadlay iyo in uu la socdo Waxqabadka Wasaaradda meesha ay mareyso , lixdaas biloof wixii qabsoomay\u2026\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in sidoo kale shirka looga hadlay mushaar-kordhinta mushaharaadka shaqaalaha taasoo muhiimad gaar ah leh laguna wado in la hirgeliyo bisha Agoosto.<br \/>\n\u201c Waxyaabihii laga hadlay waxa kamid ah mushaharaad kordhinta shaqaalaha oo muhiimad gaar ah leh oo hadda ka hor Madaxweynuhu aad uga hadlay oo la rabo in la hirgeliyo bisha Agoosto ee nagu soo aadan haddii Alle yiraahdo iyo arrimo badan..\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shir Cabdi ayaa warbixino ka dhageystay Xisaabiyaha guud , Agaasimaha Miisaaniyadda,Agaasimaha Cashuuraha Berriga, Agaasimaha Macro-finance-ga iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Shir Cabdi ayaa ku booriyay shaqaalaha xafiisyadaas iney shaqada siday tahay uga soo baxaan. Wuxuuna ku ammaanay shaqada ay bulshadda u hayaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-80790\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a6.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"367\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a6.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a6-300x162.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a6-768x414.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a6-292x157.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a6-638x344.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-80786\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a7.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"504\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a7.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a7-300x222.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a7-768x569.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a7-292x216.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a7-638x473.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-80787\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a8.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"410\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a8.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a8-300x180.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a8-768x461.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a8-292x175.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a8-638x383.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-80788\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a9.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a9.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a9-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a9-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a9-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a9-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a9-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 683px) 100vw, 683px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-80789\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a10.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a10.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a10-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a10-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a10-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a10-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3d7a10-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 July 2021 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta shir guddoomiyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":80790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-80785","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1107,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=80785"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80791,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/80785\/revisions\/80791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/80790"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=80785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=80785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=80785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}