{"id":8083,"date":"2015-04-11T22:05:33","date_gmt":"2015-04-11T20:05:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8083"},"modified":"2015-04-11T22:05:33","modified_gmt":"2015-04-11T20:05:33","slug":"kenya-oo-doonaysa-in-mudo-sadex-bilood-ah-lagu-raro-qoxootiga-ku-jira-xeryaha-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8083","title":{"rendered":"Kenya oo doonaysa in Mudo sadex bilood ah lagu raro Qoxootiga ku jira Xeryaha Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa maanta ku baaqay in mudo sedex bilood gudahood ah ay hay&#8217;ada qoxootiga Dunida ee UNHCR ku xirto xeryaha Qoxootiga Dhadhaab, haddii kale ay khasab ku noqonayso in dowladda Kenya ay xeryahaas xirto.<\/p>\n<p>Ruto ayaa sheegay in Kenya go\u2019aansatay in xeryahaas loo raro gudaha dalka Soomaaliya, isagoo sii raacshay in go&#8217;aankaas ay ku wargliyeen hay&#8217;adda Qoxootiga Adduunka Qaramada ee UNHCR.<\/p>\n<p>Kenya ayaa dib boorka uga jaftay qorshaheedii ahaa in la raro Qaxootiga Soomaalida ee ku sugan dalkeeda kaddib weerarkii ka dhacay Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, kaasoo ay ku dhinteen 148-qof. Iyadoo weerarkaas ay mas\u2019uuliyaddiisa sheegtay Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWeerarkii Gaarisa waa mid bedelay dhaqankii hore ee Kenya, sida weerarkii 9\/11 uu u bedelay Mareykanka,\u201d ayuu Ruto ku yiri war-saxaafadeed uu soo saaray maanta oo Sabti ah.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay tuhunsan tahay in xeryaha Qoxootiga Dhadhaab loo adeegsado xarun ay Al-shabaab weerarrada kasoo agaasinto.<\/p>\n<p>Puntlandes<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa maanta ku baaqay in mudo sedex bilood gudahood&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8083","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1199,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8083","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8085,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8083\/revisions\/8085"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}