{"id":8091,"date":"2015-04-12T10:12:34","date_gmt":"2015-04-12T08:12:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8091"},"modified":"2015-04-12T10:20:30","modified_gmt":"2015-04-12T08:20:30","slug":"dhageyso-akhriso-dowladda-puntland-iyo-dfs-oo-heshiis-buuxa-ka-gaaray-wada-hadalkoodii-uga-socday-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8091","title":{"rendered":"Dhageyso-Akhriso: Dowladda Puntland iyo DFS oo heshiis buuxa ka gaaray wada hadalkoodii uga socday Garowe"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Puntland iyo DFS ayaa heshiis ka gaaray wada tashigiii u dhexeeyay labada dhinac ee maalintii shalay ka furmay Garowe.<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha oo shir jiraa\u2019id ku qabtay xarunta madaxtooyada ayaa si wadajir ah u sheegay in is afgarad buuxa laga gaaray arimihii laga wada xaajoonayay ee sal dhiga ahaa gaarista hiigsiga 2016.<\/p>\n<p>Afhayeenka xafiiska Raysal wasaaraha Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa kadib saxaafada u aqriyay qodobadii kasoo baxay wada tashiga labada dhinac.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka akhriso qodobada.<\/strong><\/p>\n<p>1-Dowladda Puntland iyo DFS\u00a0waxay isku afgarteen dardar galinta heshiiyadii ay horey u wada gaareen oo uu ugu dambeeyay heshiiskii 14 actobar 2014. Si arintaas loo gaaro waxaa la magacabay guddi isku dhaf ah oo ka shaqeeya herglinta heshiisyadaas.<\/p>\n<p>2- Waxaa la isku raacay in dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya lagala tashado xeerarka uu ansixiyo Barlamaanka DFS\u00a0iyo guddiyada madaxa banaan ee heer qaran.<\/p>\n<p>3-Dhismaha dowladdaha xubnaha ka ah dowladda federalka waxaa loo marayaa si waafaqsan Dastuurka Federalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>4- U diyaar garowga iyo qabashada madasha wada tashiga madaxda sare ee DFS iyo\u00a0dowlad goboleedyada, Waxaana lagu qabandoonaa magaalada Garowe bishaan Abril.<\/p>\n<p>5- Dhismaha ciidan Qaran: Waxaa la isku raacay in ciidan qaran oo dhan 3000 askari loo qoondeeyo dowladda Puntland.<\/p>\n<p>6- Waxaa lasoo dhaweeyay sida dowladda Soomaliya u maamulayso wada hadalka lagula jiro maamulka Soomaaliland iyo mowqifka ay iska taagtay wada hadaladii ugu dambeeyay.<\/p>\n<p>7-Labada dhinac waxay ku heshiiyeen in toos ah iskaashi iyo wada shaqayn buuxda u yeeshaan wasaaraddaha labada dhinac sida arrimaha dastuurka, qeybsiga deeqaha caalamka iyo waxbarashada, iskaashiga qorshaha qaranka iyo siyaasada isgaarsiinta qaranka.<\/p>\n<p><strong>Dhageyso Codka afhayeenka.<\/strong><\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-8091-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/heshiis-garowe12.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/heshiis-garowe12.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/heshiis-garowe12.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Puntland iyo DFS ayaa heshiis ka gaaray wada tashigiii u dhexeeyay labada dhinac ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8020,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8091","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1228,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8091"}],"version-history":[{"count":9,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8101,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8091\/revisions\/8101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8020"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}