{"id":81106,"date":"2021-07-20T15:55:52","date_gmt":"2021-07-20T13:55:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81106"},"modified":"2021-07-20T15:55:52","modified_gmt":"2021-07-20T13:55:52","slug":"mareykanka-oo-duqeyn-ka-geystay-koonfurta-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81106","title":{"rendered":"Mareykanka oo duqeyn ka geystay koonfurta gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>20 July 2021 (Puntlandes)\u00a0 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah oo lala beegsaday Al-shabaab ay maanta ka dhacday deegaanno ka tirsan Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e7d7.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-81107\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e7d7.jpeg\" alt=\"\" width=\"485\" height=\"267\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e7d7.jpeg 746w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e7d7-300x165.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e7d7-292x161.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e7d7-638x351.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 485px) 100vw, 485px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu yiri \u201cMaanta oo ay taariikhdu tahay 20ka Luulyo 11-ka barqanimo ayay duqeyn lala beegsaday Alshabaab ka dhacday Deegaanada Dawlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya, taasoo lagu difaacayey geesiyada Ciidanka Kumaandooska ah Xoogga Dalka ee DANAB\u201d.<\/p>\n<p>\u201cDuqeynta lagu difaacayey Ciidanka wax dhibaato uma gaysan dadka rayidka ah\u201d ayaa la sii raaciyay war-axaafadeedka.<\/p>\n<p>Dhanka kale war ka soo baxay Wasaaradda Amniga Galmugu ayaa lagu sheegay in dagaal u dhexeeyay ciidamada Federaalka iyo kuwa Galmudug oo iskaashanaya iyo Al-shabaab uu maanta ka dhacay aagga tuulada Qaycad ee koonfurta gobolka Mudug, dagaalkaasna ay qeyb ka ahaayeen diyaaradaha duqeynta geysta ee Mareynkanka.<\/p>\n<p>Galmudug waxay intaas ku dartay in duqeynta oo khasaare badan geysatay lala helay fariisinka qaar ka mid ah amiirada sare ee kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cIlo Alshabaab dhexdooda iyo dadka deegaanka laga helayo ayaa tilmaamaya in ugu yaraan 50 ka mid ah madaxda iyo maleeshiyaadka Shabaab ay halkaas ku la\u2019deen, dhaawacooduna uu kor u dhaafayo 80\u201d ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Galmudug.<\/p>\n<p>Ma jiraan ilo madax bannaan oo xaqiijinaya sheegashada Galmudug iyo khasaaraha ka dhashay duqeynta Mareykanka oo laga helayo deegaannadaas.<\/p>\n<p>Ciidamada DANAB ayaa waxaa dhanka duqeymaha ka taageera Mareykanka oo marar badan duqeymo ka geystay koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maalmihii ugu dambeeyay waxaa dagaalo qaraar ka socdeen koonfurta gobolka Mudug, kuwaas oo u dhexeeyay ciidamada Dowladda Federaalka iyo Galmudug oo dhinac ah iyo Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 July 2021 (Puntlandes)\u00a0 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah oo lala&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":81107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-81106","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1189,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=81106"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81108,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81106\/revisions\/81108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/81107"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=81106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=81106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=81106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}