{"id":81179,"date":"2021-07-23T14:49:36","date_gmt":"2021-07-23T12:49:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81179"},"modified":"2021-07-23T14:49:36","modified_gmt":"2021-07-23T12:49:36","slug":"daawo-muuqaal-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-gedo-oo-dib-looga-celiyay-garoonka-diyaaradaha-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81179","title":{"rendered":"Daawo Muuqaal: Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo oo dib looga celiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>23 July 2021 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji Macalimuu ayaa dib looga celiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeday magaalada Garbahaarey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-81180\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d6.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"433\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d6.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d6-300x208.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d6-292x203.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d6-638x443.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in talaabada looga soo celiyey garoonka Aadan cadde ay kula kaceen ciidamada Nabad sugida Qaranka, ayna amar ku siiyeen inuu dib u laabto.<\/p>\n<p>\u201cSaakay waxaan aaday garoonka diyaaradaha anigoo u socda Garbahaarey, anoo dareemaya in la isoo celin doono, laakiin amarkii Ra\u2019iisul Wasaaraha markuu baxay waxaa go\u2019aan qaatay in aan qof la soo celin doonin, nasiib darro aniga iyo inta ila socotay waxaa nala yiri diyaarada ma raaci kartaan qolada diyaaradda ayaa lala soo hadlay, ninka amarkaas soo bixiyay waa C\/llaahi Kulane, waxaan ku qanci karnaa Ra\u2019iisul Wasaaraha inuu Kulane Jiis awoodda uu ku faanayo inuu ka qaado\u201d<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray in marar badan sidan oo kale laga soo celiyey garoonka Aadan cadde xili uu ku sii jeeday gobolka Gedo oo ay ku nool yihiin qoyskiisa iyo caruurtiisa.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa Ra\u2019iisul Wasaare Rooble waxa uu amar ku bixiyay inaan cidna laga celin karin garoonka Aadan cadde, uuna la xisaabtami doono saraakiisha NISA iyo cid kasta oo arrintaas ku kacda.<\/p>\n<p><script>window.fbAsyncInit = function() {\n    FB.init({\n        xfbml      : true,\n        version    : 'v2.3'\n    });\n    }; (function(d, s, id){\n        var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];\n        if (d.getElementById(id)) {return;}\n        js = d.createElement(s); js.id = id;\n        js.src = \"\/\/connect.facebook.net\/en_US\/sdk.js\";\n        fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);\n    }(document, 'script', 'facebook-jssdk'));<\/script><\/p>\n<div class=\"fb-video\" data-href=\"https:\/\/www.facebook.com\/100004954356841\/videos\/571602674011817\/\" data-width=\"500\" data-allowfullscreen=\"true\"><\/div>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 July 2021 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cusmaan Nuur Xaaji Macalimuu ayaa dib looga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":81180,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-81179","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1239,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=81179"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81181,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81179\/revisions\/81181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/81180"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=81179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=81179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=81179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}