{"id":81184,"date":"2021-07-24T12:27:34","date_gmt":"2021-07-24T10:27:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81184"},"modified":"2021-07-24T12:27:34","modified_gmt":"2021-07-24T10:27:34","slug":"baarlamaanka-puntland-oo-golaha-xukuumadda-puntland-u-gudbiyey-qaraar-baarlamaani-ah-oo-ku-aaddan-talo-soojeedinta-guud-ee-kalfadhiga-48-aad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81184","title":{"rendered":"Baarlamaanka Puntland oo Golaha xukuumadda Puntland u gudbiyey qaraar Baarlamaani ah oo ku aaddan talo- soojeedinta guud ee kalfadhiga 48-aad"},"content":{"rendered":"<p>24 July 2021 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdiirashiid Yuusuf Jibriil oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir Guddoomiyey Fadhiga 17aad ee Kalfadhiga 48aad ee Golaha Wakiillada, kaas oo ay ku meelmariyeen qaraar.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-80465\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb3.jpg\" alt=\"\" width=\"545\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb3.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3hb3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 545px) 100vw, 545px\" \/><\/a><br \/>\nFadhiga maanta ayaa warbixin Goluhu kaga dhegaystay guddiga gaar ah oo uu 22.07.2021 guddoomiyuhu u magacaabay soo ururinta talo-soojeedinihii guddiyada Golaha ee kalfadhiga 48-aad.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii, Golaha Wakiilladu isagoo ka duulaya Qodobka 64-aad (6) ee Dastuurka oo sheegaya \u201cka doodista, kormeeridda, dhaliilidda iyo talo-ku-biirinta siyaasadda iyo barnaamijka wax-qabadka xukuumadda\u201d wuxuu cod aqlabiyad ah ku meelmariyey qaraar Baarlamaani ah oo ku aaddan talo- soojeedinta guud ee kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiillada, si loogu gudbiyo Golaha xukuumadda.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 July 2021 (Puntlandes) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdiirashiid Yuusuf Jibriil oo uu weheliyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":80465,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-81184","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1138,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=81184"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81185,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81184\/revisions\/81185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/80465"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=81184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=81184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=81184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}