{"id":81186,"date":"2021-07-24T10:28:23","date_gmt":"2021-07-24T08:28:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81186"},"modified":"2021-07-24T12:32:34","modified_gmt":"2021-07-24T10:32:34","slug":"midowga-musharaxiinta-oo-taageeray-xil-ka-qaaday-uu-rooble-ku-sameeyey-saraakiil-ka-tirsan-nisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81186","title":{"rendered":"Midowga Musharaxiinta oo taageeray xil ka qaaday uu Rooble ku sameeyey saraakiil ka tirsan NISA"},"content":{"rendered":"<p>24 July 2021 (Puntlandes) Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa taageeray go\u2019aankii uu Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble xilalkii uga qaaday madaxii shaqaalaha ee hey\u2019adda NISA Cabdullahi Kullane iyo Taliyihii NISA ee garoonka Aadan Cadde Cabdiwahaab Sheekh.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e3c2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-80953\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e3c2.jpg\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e3c2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e3c2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e3c2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e3c2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e3c2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e3c2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa lagu sheegay inay saraakiishaas ka tirsanaa NISA ay si sharcidarro ah u horistaagaan xaqa dastuuriga ah ee xoriyada safarka iyo dhaqdhaqaaqa muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Midowga Musharaxiinta ayaa soo jeediyey in tallaabada uu Ra\u2019iisul wasaare Rooble uga hortagayo xayiraadaha sharcidarrada ah ee ka dhanka ah xoriyada safarka muwaadiniinta iyo mas\u2019uuliyiinta Soomaaliyeed, ay noqoto mid si siman uga hirgasha dalka oo dhan.<\/p>\n<p>\u201cGoluhu wuxuu ugu baaqayaa Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo in uu ka waantoobo ku tumashada Dastuurka dalka oo uu caadeystay iyo faro-gelinta joogtada ah ee uu ku haayo geedi socodka dalkan u jiheeystay in ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah oo ku qabsoonta muddada loo cayimay,\u201d ayaa lagu soo gabagabeeyey war-saxaafadeedka Midowga Musharaxiinta.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso qoraalka Midowga Musharaxiinta<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-81187\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d7.jpg\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"883\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d7.jpg 1187w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d7-232x300.jpg 232w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d7-768x994.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d7-791x1024.jpg 791w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d7-292x378.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/3e8d7-638x826.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 682px) 100vw, 682px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 July 2021 (Puntlandes) Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa taageeray go\u2019aankii uu Ra\u2019iisul&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":80953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-81186","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1052,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=81186"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81188,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81186\/revisions\/81188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/80953"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=81186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=81186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=81186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}