{"id":81594,"date":"2021-08-02T17:41:36","date_gmt":"2021-08-02T15:41:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81594"},"modified":"2021-08-02T17:41:36","modified_gmt":"2021-08-02T15:41:36","slug":"doorashada-aqalka-sare-ee-kg","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81594","title":{"rendered":"Doorashada Aqalka Sare ee KG"},"content":{"rendered":"<p>02 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0 Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ee dawlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu doortay 5 kursi oo ah 5 Kursi oo madaxweynaha maamulkaas soo gudbiyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-81595\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5.jpg\" alt=\"\" width=\"562\" height=\"562\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5-150x150.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5-300x300.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5-768x768.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5-50x50.jpg 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5-292x292.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5-55x55.jpg 55w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3bq5-638x638.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 562px) 100vw, 562px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kursiga 1-aad ayaa waxaa ku guuleysatay Zamzam Ibrahim Cali, halka Kursiga 2-aad ay ku guuleysatay Ayaan Aadan Cabdullaahi, waxayna uga guuleystaan kuraastaas labo musharax oo dumar ah.<\/p>\n<p>Kursiga 3-aad ee Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa ku guuleystay Aadan Cabdinaasir Maxamed oo ah Wasiiur-dowlaha arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisinta xukuumadda xilgaarsiinta ee Ra\u2019iisal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Kursiga afaraad ee doorashada xubnaha Aqalka Sare\u00a0ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa ku guuleystay Maxamuud Abdinuur (Garabay) wuxuu helay 76 cod, halka Musharaxii la tartamaayey Nuur Baabuul Cadow helay 9 cod, waxaa xumaaday 5cod.<\/p>\n<p>Kursigii u danbeeyey ee 5-aad ee Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa ku guuleystayDr Xusneen Maxamed Daahir helay 71 codadka ay dhiibteen mudanayaasha Baarlamaanka KGS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0 Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ee dawlad goboleedka Koonfur Galbeed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":81595,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-81594","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1231,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=81594"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81596,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81594\/revisions\/81596"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/81595"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=81594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=81594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=81594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}