{"id":8160,"date":"2015-04-13T13:17:47","date_gmt":"2015-04-13T11:17:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8160"},"modified":"2015-04-13T13:17:47","modified_gmt":"2015-04-13T11:17:47","slug":"sawiro-madaxweyne-gaas-oo-ka-qeyb-galay-barnaamij-ay-hayadda-undp-ku-soo-bandhigaysay-qorashayaasha-horumarineed-ee-ay-puntland-ka-fuliso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8160","title":{"rendered":"Sawiro: Madaxweyne Gaas oo ka qeyb-galay Barnaamij ay Hay\u2019adda UNDP ku soo bandhigaysay qorashayaasha horumarineed ee ay Puntland ka fuliso"},"content":{"rendered":"<p><strong>WARBIXIN+SAWIRRO :<\/strong> Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13-4-2015 hoolka jaamacadda PSU ee Garoowe kaga qeyb-galay Barnaamij ay Hay\u2019adda UNDP ku soo bandhigaysay qorashayaasha horumarineed ee ay Puntland ka fulisay sanadkii 2014 iyo mashaariicda ay rabaan in sanadkaan ka hirgeliyaan guud ahaan Puntland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Barnaamijka waxaa sidookale ka qey-galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire, Wasiiro katirsan xukuumadda Puntland, madaxda iyo shaqaalaha hay\u2019adda UNDP iyo masuuliyiin kale oo madasha u yimi sidii ay wax badan uga ogaan lahaayen waxqabadka hay\u2019adda UNDP ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda UNDP ayaa soo bandhigtay qorshayaasheeda horumarineed ee ay sanadkii hore ka hirgeliyeen guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Puntland, waxaana su\u2019aalo dhowr ah ka weydiiyey soo bandhigid kadib Wasiiradii iyo masuuliyiinti kale ee ka qeyb-galay kullanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa muhiimadda uu barnaamijku leeyahay ku tilmaamay inay tahay inaan shacabka reer Puntland loo tilmaamin waxa loo qabanayo balse iyagu ay soo gudbistaan baahida ay qabaan iyo waxa ay rabaan in loo qabto.<\/p>\n<p>\u201d Sababtu waxaa weeye dhaqaalaha ay hay\u2019aduhu helaan waa dhaqaale dalka Soomaaliya loogu talagalay, waana dhaqaale ay soo bixiyaan dadka canshuur bixiyayaasha ee wadamada dhaqaalaha bixiya dadkoodu ay soo bixiyaan \u201d Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p>\u201d Yeysan idinka hoos bixin inay muhiim tahay \u00a0in mar walba laga turjumo baahida dhabta ah ee shacabka reer Puntland ay leeyihiin, loona gudbiyo hay\u2019addaha \u00a0waxa anagu aanu rabno iyo waxa ay siyaasadda dawladu ay tahay in wax lagu sameeyo, dhaqaalaha labixinayana cidna magan ugama tihiin waa dhaqalihii dalka loogu talagalay \u201d Ayuu hadalka raaciyey Madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p>Madaxweyne Gaas ayaa madaxda hay\u2019addaha dawladda Puntland kula dardaarmay hadii ay arkaan in la soo bandhigo wax aan dadka iyo dalka Puntland dan ugu jirin inay joojiyaan islamarkaana cida soo bandhigtay u sheegaan inaan waxaan dan ugu jirin shacabka reer Puntland.<\/p>\n<p>Mashaariicda hay\u2019adda UNDP ay ka fuliso Puntland ayaa lagu wadaa in sanadkaan uu ka duwanaado sanadihii hore islamarkaana adeegyadooda ay gaarsiiyaan dhulka ka baxsan laamiga , maadama uu Madaxweynuhu ku amray madaxda hay\u2019addaha inay laamiga ka dagaan oo adeegyadooda si siman Gobolada Puntland u gaarsiiyaan.<\/p>\n<p>La xisaabtanka Dawladda ee hay\u2019adda UNDP waxay ku timid balanqaadkii Madaxweyne Gaas ee ahaa in uu la xisaabtan dhab ah la yeelanayo dhammaan hay\u2019addaha Dawladda iyo kuwa caalamiga ah ee ka howl-gala Puntland, waxaana halkaas ka cad in uu fulay balan qaadkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>-DHAMMAAD-<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xafiiska Warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha Iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6705.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100219\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6705-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6705\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6721.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100220\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6721-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6721\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6740.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100221\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6740-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6740\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6746.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100222\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6746-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6746\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6758.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100223\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6758-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6758\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6766.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100224\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6766-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6766\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6768.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100225\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6768-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6768\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6769.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100226\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6769-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6769\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6770.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100227\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6770-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6770\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6771.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100228\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6771-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6771\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6772.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100229\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6772-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6772\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6775.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100230\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6775-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6775\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6793.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100231\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6793-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6793\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6801.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100232\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6801-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6801\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6803.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100233\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6803-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6803\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6806.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100234\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6806-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6806\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6807.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100235\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6807-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6807\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6810.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100236\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6810-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6810\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6812.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100237\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6812-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6812\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6813.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100238\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6813-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6813\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6818.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100239\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6818-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6818\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6819.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100240\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6819-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6819\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6820.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100241\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6820-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6820\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6821.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100242\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6821-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6821\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6823.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100243\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6823-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6823\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6835.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100244\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6835-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6835\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6836.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100245\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6836-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6836\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6837.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100246\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6837-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6837\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6838.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100247\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6838-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6838\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6839.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100248\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6839-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6839\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6845.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100249\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6845-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6845\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6851.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100250\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6851-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6851\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6853.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100251\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6853-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6853\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6855.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100252\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6855-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6855\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6866.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100253\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6866-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6866\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6870.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100254\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6870-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6870\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6876.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100255\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6876-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6876\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6879.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100256\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6879-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6879\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6883.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100257\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6883-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6883\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6898.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100258\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6898-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6898\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6906.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100259\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6906-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6906\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6923.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100260\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6923-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6923\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6926.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100261\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6926-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6926\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6939.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-100262\" src=\"http:\/\/puntlandpost.net\/pp\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/IMG_6939-450x300.jpg\" alt=\"IMG_6939\" width=\"450\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"space\"><\/div>\n<div><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WARBIXIN+SAWIRRO : Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8161,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8160","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1331,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8160","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8160"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8160\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8162,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8160\/revisions\/8162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/8161"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}