{"id":8187,"date":"2015-04-14T20:43:53","date_gmt":"2015-04-14T18:43:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8187"},"modified":"2015-04-14T20:43:53","modified_gmt":"2015-04-14T18:43:53","slug":"war-deg-deg-beesha-harti-ee-jubaland-oo-7-xildhibaan-looga-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8187","title":{"rendered":"War deg deg: Beesha Harti ee Jubaland oo 7 Xildhibaan looga dhigay"},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay oo ay Puntlandes.com ka heshay magaalada Kismaanyo ayaa sheegaya in Kooxdii qaybinaysay Xildhibaan\u00a0Baarlamaanka Jubaland ee ahaa Axmed Madoobe, Afey iyo Gen Gebre ay u kordhiyeey Xildhibaan\u00a0ay markii hore siiyeen Beesha Harti ee degta Degaanada Jubooyinka. Wararka ay heshay Puntlandes ayaa ah in ay ka codsadeen Beesha Harti Kooxdii wax qaybimaysay in ay qaataan 7 Xildhibaan halkii ay markii hore ahayd 4 ta Xildhibaan.<\/p>\n<p>Degmada Kismaanyo oo ay Beeshu aadka ugu badan tahay ama ay Majooratiga ay tahay ayaa iminka Xildhibaanada ay ka heshay Beeshu yihiin 5 Xildhibaan halka markii hore ay Kismaanyo ka siiyeen 3 da Xildhibaan.<\/p>\n<p>Wali kuma ay qancin odoyaasha, Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Beesha Harti tirada Xildhibaanada laga siiyey Baarlamaanka Jubaland iyagoo sheegay in Xaqoodu ka badan yahay 7 Xildhibaan sida ay sheegayaan warar xog-ogaal ah oo ay heshay warbaahinta Puntlandes.com.<\/p>\n<p>Wixii war ah oo ku soo kordha kala soco Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoon yahay oo ay Puntlandes.com ka heshay magaalada Kismaanyo ayaa sheegaya in Kooxdii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8187","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1841,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8187","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8187"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8187\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8188,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8187\/revisions\/8188"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}