{"id":81962,"date":"2021-08-12T18:20:38","date_gmt":"2021-08-12T16:20:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81962"},"modified":"2021-08-12T18:20:38","modified_gmt":"2021-08-12T16:20:38","slug":"senatoro-lagu-doortay-maanta-magaalada-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=81962","title":{"rendered":"Senatoro lagu doortay maanta magaalada Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>12 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta doortay lix Senator oo ka tirsan Aqalka Sare, kuwaasoo ka mid 8da Senator ee Galmdug ku matalaya aAqalka sare ee Baarlamaanka JF Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3o16.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-81963\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3o16.jpg\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"428\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3o16.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3o16-300x247.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3o16-292x241.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3o16-638x526.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 519px) 100vw, 519px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Doorashada ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ayaa waxay u dhacday si gacan taag ah kadib markii dhammaan lixda Senatar ee la doortay ay u tanaasuleen musharaxiintii la tartami lahayd.<\/p>\n<p>Lixda Senator ee ee Galmudug ku matalaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa 2 ka mid ah waxay ahaayeen dumar, iyadoo sadex ka mid ah senataradaas ay hore uga tirsanaayeen Aqalka Sare afartii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Labo kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee laga soo dooranayo Galmudug ayaan weli la shaacin iyadoo lagu wado in dhawaan laga qaban doono doorashada labada kursi.<\/p>\n<p>Dowlad goboleedka Puntland ayaa shalay lagu doortay dhammaan 11ka kursi ay Puntland ku leedahay Aqalka Sare halka magaalada Baydhabo lagu soo doortay 5 kursiga sidoo kale magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay 4 kursi, waxayna isugayn noqonayaan Senatorada la doortay 26 mudane halka ay dhiman tahay 28 kale.<\/p>\n<p>Magacyada Lixda Senator ee lagu soo doortay maanta magaalada Dhuusamareeb;<\/p>\n<p>1- Cabdi Axmed Dhuxulow<br \/>\n2- Yuusuf Geelle Ugaas<br \/>\n3-Saciid Siyaad Shirwac<br \/>\n4-Samsam Daahir Maxamuud<br \/>\n5-Cabdixakiim Macallin Axmed<br \/>\n6-Duniyo Maxamed Cali<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta doortay lix Senator oo ka tirsan Aqalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":81963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-81962","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1083,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81962","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=81962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81964,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/81962\/revisions\/81964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/81963"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=81962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=81962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=81962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}