{"id":8200,"date":"2015-04-16T12:50:16","date_gmt":"2015-04-16T10:50:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8200"},"modified":"2015-04-16T12:50:16","modified_gmt":"2015-04-16T10:50:16","slug":"ciidanka-hayadda-sirdoonka-puntlnad-pia-oo-gadooday-iyo-madaxweyne-gaas-oo-lacagtoodi-lunsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8200","title":{"rendered":"CIIDANKA HAY\u2019ADDA SIRDOONKA PUNTLNAD PIA OO GADOODAY IYO MADAXWEYNE GAAS OO LACAGTOODI LUNSADAY"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Hay\u2019adda PIA ayaa gadoodsanaa 3 dii bari oo u dambeeyay waxayna Xarunta Hay\u2019dda ka celiyeen Agaasimaha Cusub ee PIA Abdirisaq Khatumo.<\/p>\n<p>Arintaan ayaa timi kadib markii ay waayeen Mushaarkii bishaan aynnu ku jirro, Dawladda Imaaradka oo maal galisa Hay\u2019adda Sirdoonka u Qaabilsan Dawladda Puntland ee\u00a0 PIA ayaa Madaxweyne Gaas 10-1-2015, waxuu warqad u diray Dawladda Imaaradka oo uu kaga Codsanayo inay hakiso Lacagta ay ku maalgaliso Hay\u2019adda PIA sababta uu madaxweyne Gaas Arrintaas u samayay ayaa ahayd Xilka Qaadis uu doonayay inuu ku samayo Agasimihii hore ee Hay\u2019adda PIA Kornayl Cabdi Xasan Xusen (Cabdi-yare) oo uu ka cabsi qabay hadii uusan ka joojin Lacagta inuusan Xilka ka Degayn<\/p>\n<p>Diritaanka warqadda kadib madaxweyne Gaas oo xilka ka qaaday Agasimihii hore Waxuu dhaliyay khilaaf Qaatay 2 bilood iyo Bar oo uu Diiday Agaasimihii hore inuu xilka dhiibo ilaa laga bixiyo Daymo Hay\u2019adda lagu lahaa ayaa markii dame xalkeeda dhamayay Raisal Wasaaraha DFS\u00a0Cumar Cabdirishiid iyo Issimo uu ugu horrayo Islaan Ciise Islaan Maxamed. Dawladda Imaaradka oo tixgalinaysa Codsiga Madaxweynaha ayaa Xanibtay Lacagtii ay ay ku maal galin jirtay Hay\u2019adda Sirdoonka Puntlnad,<\/p>\n<p>Dhamaystirka khilaafka kadib waxaa Dawladda Imaaraadku soo fasaxday 3 Bilood oo ka Xanibnaa Hay\u2019adda waxaase Lacagtaas Lunsaday Madaxweyne Gaas, Lunsashada Lacagtaan ayaana keentay Gadoodka Ciidanka Hay\u2019adda PIA Dadaallo badan oo\u00a0 uu samaya Agaasimaha Hay\u2019addu waxuu u khudbayay ciidanka isaga oo tilmaamay inuu yahay nin cusub Lacagtana ay ku baxday gacanta madaxweynaha iskusoo wada duuboo Xaaladdaan ayaa wali ah mid aan xal loo helin maadama Ciidankaan oo Mushaarka Qaadanjiray 28 Bisha uu wali ka maqanyahay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Hay\u2019adda PIA ayaa gadoodsanaa 3 dii bari oo u dambeeyay waxayna Xarunta Hay\u2019dda ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8200","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1323,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8200"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8201,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8200\/revisions\/8201"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}