{"id":82125,"date":"2021-08-15T21:21:57","date_gmt":"2021-08-15T19:21:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82125"},"modified":"2021-08-15T21:21:57","modified_gmt":"2021-08-15T19:21:57","slug":"golaha-wadatashiga-qaranka-oo-shir-ay-khadka-ku-yeesheen-isku-raacay-in-ay-kulan-muqdisho-isugu-yimaadaan-khamiista-soo-socota","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82125","title":{"rendered":"Golaha Wadatashiga Qaranka oo shir ay khadka ku yeesheen isku raacay in ay kulan Muqdisho isugu yimaadaan Khamiista soo socota"},"content":{"rendered":"<p>15 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3j14.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-82126\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3j14.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"416\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3j14.jpg 624w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3j14-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3j14-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3j14-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><br \/>\nGolaha Wadatashiga Qaranka ayaa isku raacay in ay kulan Muqdisho isugu yimaadaan Khamiista soo socota oo ku beegan 19ka bishan Ogoosto, kaas oo diiradda lagu saari doono u diyaar garowga doorashooyinka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacyada doorashooyinka , raadinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroon iyo sidii horey loogu socon lahaa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku boorriyay Dowlad Goboleeyada in ay dardar galiyaan hirgalinta doorashooyinka Aqalka Sare si looga baaqsado dib u dhac loona gaaro jadawalka doorashooyinka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa waxa uu shir guddoomiyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":82126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-82125","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":973,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=82125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82127,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82125\/revisions\/82127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/82126"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=82125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=82125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=82125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}