{"id":8217,"date":"2015-04-16T19:05:58","date_gmt":"2015-04-16T17:05:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8217"},"modified":"2015-04-16T19:05:58","modified_gmt":"2015-04-16T17:05:58","slug":"daawo-video-madaxweyne-xasan-shirkii-maamul-samaynta-gobolada-mudug-iyo-galgaduud-waa-furan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=8217","title":{"rendered":"Daawo Video: Madaxweyne Xasan \u201dShirkii maamul samaynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud waa furan yahay\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo dagaal bareer ah ku soo qaaday Puntland isagoo sheegtay Gobolka Mudug waxaan qudbadiisii uu ku furayey shirka Cadaado ka mid ahaa \u00a0<strong>\u201dShirkii maamul samaynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud waa furan yahay\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan ayaa iska indhatiray in qayb wayn oo ka mid ah Gobolka Mudug uu ka tirsanaa Puntland 17 sano oo ay Puntland jirtay.<\/p>\n<p>Soomaalida ayaa waxay tiraahdaa Geed baa isagoo lahadlaya Gudin lagu jarayey yiri \u201dGudineey ima gowseen haddii qayb iga mid ahi aysan kugu jirin\u201d hada reer Mudug iyo Shacabwaynaha Puntland waxaa u looday Xasan Sheekh iyo qabiilkiisa waa madaxwerynihii, Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, dhamaa oo ay u doorteen in uu difaaco ilaaliyana midnimada dadeed iyo dhuleed ee Puntland.<\/p>\n<p>Maanta oo taariikhdu tahay 16 ka abriil 2015 oo Xasan Sheesk iyo Qabiilkiisu Cadaado isugu tageen ayna ku dhawaaqeen in ay <strong>Gobolka Mudug<\/strong> ka jarteen Puntland ayuu wuxuu u baxay Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Dalkiis uu u aaday dalka Itoobiyo kadibna uu uga sii gudbi doono dalka Sacuudiga.<\/p>\n<p>Wax masuuliyad ah oo ka saaran Puntland madaxweyne Gaas ma jirto haday jirto maanta dalxiis ma aadeen!!<\/p>\n<p>Shacabweynaha Puntland waa in ay iska qabtaan marka hore Dr Gaas ka dibna iska difaacaan kuwa weerarka ku soo ah ee Cadaado ku shirsan.<\/p>\n<p>Daawo Madaxweynaha DFS iyo reerkiisa oo Cadaado shir uga furmay<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0DuKlrSVD3g\" width=\"680\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo dagaal bareer ah ku soo qaaday Puntland isagoo sheegtay Gobolka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-8217","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1628,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=8217"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8219,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/8217\/revisions\/8219"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=8217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=8217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=8217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}