{"id":82321,"date":"2021-08-21T10:15:21","date_gmt":"2021-08-21T08:15:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82321"},"modified":"2021-08-21T10:15:21","modified_gmt":"2021-08-21T08:15:21","slug":"madaxweyne-deni-oo-magacaabay-agaasime-waaxeedyo-wasaaradeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82321","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo magacaabay agaasime waaxeedyo Wasaaradeed."},"content":{"rendered":"<p>21 Aug 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 24 ee 19ka August 2021, kuna saabsan magacaabid Agaasime Waaxeedyo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3p.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-81967\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3p.jpg\" alt=\"\" width=\"542\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3p.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3p-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3p-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3p-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3p-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3p-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 542px) 100vw, 542px\" \/><\/a><br \/>\nMadaxweynaha Dowladda Puntland<br \/>\nMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.<br \/>\nMarkuu arkay: Aqoontooda, kartidoodaiyo waaya-aragnimadooda shaqo.<br \/>\nMarkuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta iyo dardar gelinta shaqooyinka Dowladda.<br \/>\nMarkuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland<br \/>\nWuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland<br \/>\n1.1. Waxaa Faysal Cabdullaahi Maxamed loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaarada Amniga Dowladda Puntland.<br \/>\n1.2. Waxaa Cabdulqaadir Cali Suleymaan loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Amniga ee Wasaarada Amniga Dowladda Puntland.<br \/>\n1.3. Waxaa Cabdixakiin Cabdile Guuleed loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaarada Amniga Dowladda Puntland.<br \/>\n1.4. Waxaa Jaamac Maxamed Yuusuf loo magacaabay Agaasimaha Waaxda DDR-ta ee Wasaarada Amniga Dowladda Puntland<br \/>\n1.5. Waxaa Maxamed Muuse Jaamac loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Miinada ee Wasaarada Amniga Dowladda Puntland<br \/>\n2. Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland<br \/>\n2.1. Waxaa Cabdullaahi Ciise Cumar (Rabiile) loo magacaabay Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland<br \/>\n2.2. Waxaa Sharmaarke Cabdullaahi Ducaale loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland<br \/>\n2.3. Waxaa Aadan Caabi Samatar loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Xoolaha ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland<br \/>\n2.4. Waxaa Saadiq Cabdullaahi Axmed loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Fidinta Adeegyada Caafimaadk Xoolaha ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland<br \/>\n2.5. Waxaa Maxamed Fu\u2019aad Warsame loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Shaqada, Shaqaalaha iyo Tababarada ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland<br \/>\n2.6. Waxaa Cabdiraxmaan Maxamed Muuse loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Wax soo saarka Xoolaha ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowladda Puntland<br \/>\n3. Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo GuriyayntaDowladda Puntland.<br \/>\n3.1. Waxaa Cabdirisaaq Jaamac Nuur loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta Dowladda Puntland.<br \/>\n4. Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda &amp; Ciyaaraha<br \/>\n4.1. Waxaa Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda &amp; Ciyaaraha Dowladda Puntland.<br \/>\n* Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<br \/>\nDHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Aug 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":81967,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-82321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1060,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=82321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82322,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82321\/revisions\/82322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/81967"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=82321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=82321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=82321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}