{"id":82340,"date":"2021-08-22T11:39:02","date_gmt":"2021-08-22T09:39:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82340"},"modified":"2021-08-22T11:39:02","modified_gmt":"2021-08-22T09:39:02","slug":"amisom-oo-qiratay-in-dadkii-ay-ku-dileen-golweyn-ay-ahaayeen-dad-rayid-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82340","title":{"rendered":"AMISOM oo qiratay in dadkii ay ku dileen Golweyn ay ahaayeen dad rayid ah"},"content":{"rendered":"<p>22 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qirtay in ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku dileen deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay AMISOM ayaa lagu baahiyay in baaritaano ay sameeyeen ay soo gabagabeyn doonaan horaanta bisha soo socota balse haatan ay si hordhac ah ay ugu ogaadeen in dadka lagu diley weerarka ka dhacay Golweyn ay ahaayeen dad rayid ah.<\/p>\n<div>\n<p>Qoraalka ka soo baxay AMISOM ayaa sidoo kale lagu shaaciyay in ay baarayaan in ciidamadooda mas\u2019uul ka ahaayeen dhimashada toddobadaas qof, isla markaana ay la kulmeen markii ay dhacdadu dhacday odayaasha, xubnaha bulshada iyo saraakiisha dowladda, una caddeeyeen inaysan raali ka noqon doonin falal dambiyeedyada ka dhanka ah dadka rayidka ah ee ay askartooda geystaan, ayna u xaqiijiyeen inay ka go\u2019an tahay inay gartaan oo ciqaabaan kuwa jebiya xeerarka hawlgelinta.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">AMISOM waxay sheegtay in ay u hoggaansami doonto natiijada baaritaanka haatan billaabanaya isla markaana lala xisaabtami doono askarta ay ku caddaato dilka dadkaasi rayidka ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">11-kii Aogoosto 2021 ayaa AMISOM waxay sheegtay \u201cin ay soo gaareen warar sheegaya in Golweyn ay ku dhinteen dad rayid ah kaddib markii ciidamo ka socday AMISON lagu weeraray inta u dhaxeysa Beled-Aamiin iyo Golweyn.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">10-kii bishan ayay ahayd markii kolonyo ciidamada Uganda ah oo marayay inta u dhaxaysa Danow iyo Golweyn ay waddada u galeen dabley ka tirsan Al-Shabaab, halkaasina uu dagaal culus ka dhacay.<\/p>\n<\/div>\n<p>Warkan ka soo baxay AMISOM ayaa imaanaya kadib markii ra\u2019iisalwasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, uu sheegay in dhacdadaasi loo saaray guddi wasiirro ah oo maanta oo kulamo la qaadan doono safiirka Uganda u fadhiya Soomaaliya iyo xubno ka tirsan ciidamada AMISOM.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qirtay in ciidamada Uganda ee ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":78623,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-82340","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1134,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82340","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=82340"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82341,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82340\/revisions\/82341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/78623"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=82340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=82340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=82340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}