{"id":82743,"date":"2021-08-30T19:31:06","date_gmt":"2021-08-30T17:31:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82743"},"modified":"2021-08-30T19:31:06","modified_gmt":"2021-08-30T17:31:06","slug":"rooble-oo-amar-ku-bixiyay-in-la-joojiyo-kiraynta-tiyaatarka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82743","title":{"rendered":"Rooble oo amar ku bixiyay in la joojiyo kiraynta Tiyaatarka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>30 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0 Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray Wasiirka Warfaafinta Cismaan Dubbe in uu ka laabto ijaarka maqaaxi ku taal gudaha Tiyaatarka Qaranka kadib markii ay cabasho ka keeneen abwaaniinta iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ek14.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-82745\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ek14.jpeg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"317\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ek14.jpeg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ek14-300x198.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ek14-292x193.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ek14-60x40.jpeg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal goor dhow la soo dhigey taleefishinka qaranka ayaa u qornaa sidan;<\/p>\n<p>War Saxaafadeed<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka Raisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble kaddib markii qaar kamid ah Hal abuurka iyo fannaaniinta Qaranka ay ka keeneen cabasho.<\/p>\n<p><strong>War qoraal ah oo Wasiirku ka soo saaray arrinkaas wuxu u dhigay sidatan:<\/strong><\/p>\n<p>\u201cAniga oo fulinaya amarka Raisal Wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa aan joojiyey dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka illaa amar dambe kaddib markii laga keenay cabasho ku aaddan dib u furisteeda\u201d<\/p>\n<p>Waad mahadsantihiin<\/p>\n<p>Cismaan Abokor Dubbe<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Aug 2021 (Puntlandes)\u00a0 Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray Wasiirka Warfaafinta Cismaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":82745,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-82743","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1239,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=82743"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82746,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82743\/revisions\/82746"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/82745"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=82743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=82743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=82743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}