{"id":82832,"date":"2021-09-03T17:47:55","date_gmt":"2021-09-03T15:47:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82832"},"modified":"2021-09-03T17:47:55","modified_gmt":"2021-09-03T15:47:55","slug":"alshabaab-oo-beenisay-inay-ka-dambaysay-dilka-ikraan-tahliil","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82832","title":{"rendered":"Alshabaab oo beenisay inay ka dambaysay dilka Ikraan Tahliil"},"content":{"rendered":"<p>03 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0War kasoo baxay Xarakada Shabaab ayaa lagu beeniyey war ka soo yeeray hay\u2019ada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee ahaa in Alshabaab ka dambeysay afduubkii iyo dilkii lagula kacay Ikraan Tahliil oo ahayd Sarkaal u shaqeyneysay hay\u2019adda NISA.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ad3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-82528\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ad3.jpg\" alt=\"\" width=\"536\" height=\"357\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ad3.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ad3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ad3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ad3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2ad3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 536px) 100vw, 536px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbaahinta taageerta Alshabaab ayaa lagu qoray bayaan ka soo baxay Alshabaab qeybta u qaabilsan amniga una qornaa sidan;<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>\u201cKama dammbeynmo waxbana kama ogin dilka gabadha lagu magacaabo Ikraan Tahliil ee u shaqeyneysay hay\u2019adda NISA, la yaab ayeyna nagu noqotay in sirdoonka dowlada Soomaaliya nagu masabido dilka gabadhaas, sida dadka Soomaaliyeed ula fajaceen warkaas ayaan anaguna la fajacnay\u201d sidaas waxaa yiri mas\u2019uul u hadlay Jihaazka amniga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in ay sheegan lahaayeen haddii ay dili lahaayeen gabadhaas balse aysan wax raad ah ku lahayn dilkeeda.<\/p>\n<p>\u201cHaddii shaley dadka muslimiinta ay raafayeen oo xabsiyada ka buuxinayeen, qaarna si bareera u dilayeen, maantana waxaad aragtaan in xitaa kuwii iyaga dad ugu dhawaa ee u shaqeynayey ay kusoo jeesteen oo inta afduubtaan dilaan hadana ehelladii dadkaas ku jeesjeesaan. Dadka Soomaaliyeed waxaan leenahay ubadkiina ka ilaaliya inay u shaqeeyaan maamulada noocaas ah\u201d ayaa lagu yiri warka Al-Shabaab oo si weyn uga soo horjeeda warkii xalay ay soo saareen Hay\u2019ada Nabad Sugida Soomaaliyeed.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">Hooyada dhashay Ikraan Tahliil ayaa hore u sheegtay inaysan ka dambeyn dilka gabadheeda Alshabaab ayna rajeyneyso inay beeniyaan.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0War kasoo baxay Xarakada Shabaab ayaa lagu beeniyey war ka soo yeeray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":82528,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-82832","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1033,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82832","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=82832"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82833,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82832\/revisions\/82833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/82528"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=82832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=82832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=82832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}