{"id":82987,"date":"2021-09-06T22:27:03","date_gmt":"2021-09-06T20:27:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82987"},"modified":"2021-09-06T22:27:03","modified_gmt":"2021-09-06T20:27:03","slug":"akhriso-dowladda-puntland-oo-soo-dhawaysay-shaqo-joojintii-uu-rw-rooble-ku-sameeyey-fahad-yasin-ku-bogaadisayna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=82987","title":{"rendered":"Akhriso Dowladda Puntland oo soo dhawaysay shaqo-joojintii uu RW Rooble ku sameeyey Fahad Yasin, ku bogaadisayna&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>06 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Puntland oo soo qoraal ayaa ku soo dhawaysay shaqo-joojintii uu Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ku sameeyey Fahad Yasin, sidoo kalena waxay ku bogaadisay Rooble\u00a0doorkiisa hoggaamineed ee Dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3m7a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-81902\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3m7a2.jpg\" alt=\"\" width=\"668\" height=\"415\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3m7a2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3m7a2-300x186.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3m7a2-768x477.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3m7a2-292x181.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3m7a2-638x396.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 668px) 100vw, 668px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka Madaxtooyadda\u00a0Dowladda Puntland:<\/strong><\/p>\n<p>Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay ku boggaadinaysaa Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS doorkiisa hoggaamineed ee Dalka, gaar ahaan waajibaadka amniga Qaranka, hirgelinta doorashada iyo hogaaminta Golaha Wadatashiga Qaranka.<\/p>\n<p>Dowladda Puntland waxay kaloo boggaadinaysaa, soona dhaweynaysaa dadaalka Ra&#8217;iisul Wasaarahu ugu jiro sidii looga gun gaari lahaa xaaladda Kiiska Ikraan Tahliil iyo in qoyska Ikraan iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeedba ay helaan xaqooda Dastuuriga ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dowladda Puntland waxay soo dhaweynaysaa go&#8217;aanka Ra&#8217;iisul Wasaarahu shaqada kaga joojiyey Agaasimihii Hay&#8217;adda Nabad Sugidda Soomaaliya, tillaabadaas oo ah mid waafaqsan Dastuurka Dalka.<\/p>\n<p>Dowladda Puntland waxay ugu baaqaysaa dhammaan inta ay quseyso in la illaaliyo xasiloonida, midnimada iyo dowladnimada Soomaaliya, lana dhawro ku dhaqanka Dastuurka ku meel gaarka ah.<br \/>\nDHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Dowladda Puntland oo soo qoraal ayaa ku soo dhawaysay shaqo-joojintii uu Ra\u2019iisul&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":81902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-82987","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1061,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=82987"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82988,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/82987\/revisions\/82988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/81902"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=82987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=82987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=82987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}