{"id":83060,"date":"2021-09-08T21:02:36","date_gmt":"2021-09-08T19:02:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83060"},"modified":"2021-09-08T21:02:36","modified_gmt":"2021-09-08T19:02:36","slug":"rw-rooble-oo-magacaabay-wasiir-amni-oo-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83060","title":{"rendered":"RW Rooble oo magacaabay wasiir Amni oo cusub"},"content":{"rendered":"<p>08 Sept 2021 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya \u00a0Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ba2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-83061\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ba2.jpg\" alt=\"\" width=\"414\" height=\"332\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ba2.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ba2-300x241.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ba2-292x234.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ba2-638x512.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ba2-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 414px) 100vw, 414px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcaale \u2018shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay\u2019 muddadii uu xilka hayay.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxmaed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka,tayeynta Hay\u2019ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla XFS, waxa uu Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha.\u00a0\u00a0 Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha\u00a0 Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay xafiiska Ra\u2019iisul wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Wasiirka xilka laga qaaday Xasan Xundubey ayaa la sheegaa in saaxiib dhow uu la ahaa madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo, sidoo kale wasiirkaan cusub Cabdullahi Maxamed Nuur oo ku magac dheer sodon jir sodon milyan heysta ayaa aad u mucaaradi jiray xukunka Farmaajo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Sept 2021 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya \u00a0Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83061,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-83060","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1062,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=83060"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83062,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83060\/revisions\/83062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/83061"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=83060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=83060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=83060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}