{"id":83119,"date":"2021-09-08T21:52:23","date_gmt":"2021-09-08T19:52:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83119"},"modified":"2021-09-08T21:52:23","modified_gmt":"2021-09-08T19:52:23","slug":"farmaajo-oo-ka-horjeestay-xil-ka-qaadistii-wasiirkii-hore-amniga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83119","title":{"rendered":"Farmaajo oo ka horjeestay xil ka qaadistii wasiirkii hore Amniga"},"content":{"rendered":"<p>08 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Qoraal uu saaray madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo ayuu kaga horjeestay xil ka qaadistii uu \u00a0Ra\u2019iisulwasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Maxed XuseenRooble ku sameeyey wasiirkii hore Amniga\u00a0Xasan Xundubeey iyo magacaabista wasiirka cusub.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3l3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-81782\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3l3.jpg\" alt=\"\" width=\"461\" height=\"307\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3l3.jpg 1760w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3l3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3l3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3l3-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3l3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3l3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/3l3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 461px) 100vw, 461px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay Farmaao:<\/strong><\/p>\n<p>Xil ka qaadista wasiir xundubeey ma aha mid waafaqsan dastuurka<\/p>\n<p>Muqdisho, Sebteembar 8, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ilaa ay ku timaaddo si waafaqsan Dastuurka KMG ah ee dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo cuskanaya Qodobka 90aad, Xarafka (e) ee Dastuurka KMG ee dalka oo dhigaya \u201cAwoodaha Madaxweynaha waxaa ka mid ah inuu xilka ka qaadayo Wasiirrada, Wasiiru-dawleyaasha, iyo Wasiir-ku-xigeennada, markuu soo jeediyo Wasiirka Koowaad.\u201d ayaa sheegay in xil ka qaadista Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Xasan Xundubeey aysan ku imaanin sifo sharci ah, sidaas darteedna aysan dhaqan gal ahayn.<\/p>\n<p>\u201cXil ka qaadista iyo magacaabista xubnaha Golaha Wasiirada ma aha dhaqan gal ilaa ay ku timaaddo hannaan waafaqsan Dastuurka Kumeel Gaarka ah ee dalka.\u201d Ayuu yiri Madaxweynaha.<br \/>\nMadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa adkeeyay in shaqada laga doonayo haatan xukuumadda ay ahayd inay dhammeystirto doorashooyinka Goleyaasha Barlamaanka ee ka bilowday dalka, lagana sugayo sii joogtaynta hawlaha muhiimka ah ee horyaalla.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Qoraal uu saaray madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":81782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-83119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1147,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=83119"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83120,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83119\/revisions\/83120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/81782"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=83119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=83119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=83119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}