{"id":83171,"date":"2021-09-09T19:00:30","date_gmt":"2021-09-09T17:00:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83171"},"modified":"2021-09-09T19:00:30","modified_gmt":"2021-09-09T17:00:30","slug":"akhriso-mursal-oo-ka-horyimid-dhaarinta-wasiirka-cusub-ee-amniga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83171","title":{"rendered":"Akhriso Mursal oo ka horyimid dhaarinta wasiirka cusub ee amniga"},"content":{"rendered":"<p>09 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha waqtigiisu dhamaaday ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka horyimid dhaarintii maanta ee Wasiirka cusub ee amniga, sheegayna inay baalmarsan tahay sharciga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-83174\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec2.jpg\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec2.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mursal ayaa ku dooday in dhaarinta xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka lagu hor dhaariyo Golaha Shacabka, taasi oo ku sheegay inay iskugu jirto ansixin iyo dhaarin wada socda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si xushmad iyo qadarin leh kuula socodsiinayaa in ay Golaha Shacabka soo gaartey in Wasiirka magacaaban uu dhaariyey maanta Wasiirka Cadaalada ee Xukuumadaada iyadoon wax ansixin ah laga codsan Golaha Shacabku si waafaqsan Qodobka 69 (d) iyo 100aad farqadiisa (C) ee Dastuurka Federaalka iyo qodobka 104-aad ee kusaabsan dhaar marinta xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka\u201d ayuu yiri Guddoomiye Mursal.<\/p>\n<p>\u201cMudane Ra\u2019iisul Wasaare, si aad ula socoto, dhaarinta xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka lagu hor dhaarinaayo Golaha Shacabka ma aha keliya dhaarmarin ee waxay isgu jirta ansixin iyo dhaarin si xubnaha ay xilalkooda xafiiseed rasmi ahaan u bilaabi karaan. Dhaqan ahaanna haddu kalfadhiga furan yahay Kulanka guud ee Golaha ayaa lagu ansixiyaa laguna dhaariyaa. Haddiise u kalfadhiga Golaha markaa uu xiranyahana waxaa lagu ansixiyaa laguna hor dhaariyaa Guddiga Joogtada oo ka wakiil ah Golaha Shacabka,\u201d ayuu ku daray.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu dhaarinta wasiirka amniga ee maanta ku tilmaamay mid uu iska watay Ra\u2019iisul Wasaaraha, oo asagu hore u soo magacaabay, ansixiyey, haddana dhaariyey, kadibna xilka ku wareejiyay.<\/p>\n<p>\u201cHadda sida ay u muuqato, xubin ka mid ah Golaha Fulinta ayaa magacawday, ansaxisay isla markaana dhaarisey isla xubin iyaga ka mid ah, taas oo si cad u baalmarsan kala soocnaanta Xilalka iyo Awoodaha Hay\u2019adaha Dawlada ee Laanta Sharci Dajinta, Laanta Fulinta iyo Laanta Garsoorka iyo qodobada Dastuuriga ah ee aan kor ku soo xusnay. Waxa kale oo xusid mudan inaanu dalka ka jirin firaaq Baarlarnaani ah si waafaqsan Sharci Lr. 30 ee xeeranayo in Baarlamaanka 10aad ee hadda jooga oo wata awoodihiisa Dasturiga ah u dhamaytiran tahay ay Xilka sii haynayaan inta Baarlamanaan kale lag adooranayo.\u201d<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_inline tdi_2_2a6 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-mid-homepage-thumbnails\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbnails-a \" data-placement-name=\"Mid Homepage Thumbnails\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_97920\" class=\"trc_rbox thumbnails-a trc-content-sponsored \">\n<div class=\"trc_header_ext\">Mursal ayaa ugu dambeyntii ka codsaday Ra\u2019iisul Wasaaraha in uu si qoto dheer uga baaran dego tallaabooyinka uu qaaday, asaga oo mudnaanta koowaad siinaya xasiloonida siyaasadeed iyo kala dambeynta nidaam dowladeed, ee u baahan yahay dalkeen oo maraya marxalada xasaasiga ah.<\/div>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-83172\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"930\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec.jpg 790w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec-219x300.jpg 219w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec-768x1050.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec-749x1024.jpg 749w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec-292x399.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec-638x872.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-83173\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec1.jpg\" alt=\"\" width=\"668\" height=\"931\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec1.jpg 654w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec1-215x300.jpg 215w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec1-292x407.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2ec1-638x889.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 668px) 100vw, 668px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha waqtigiisu dhamaaday ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83174,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-83171","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1109,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83171","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=83171"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83171\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83175,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83171\/revisions\/83175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/83174"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=83171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=83171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=83171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}