{"id":83296,"date":"2021-09-11T15:00:45","date_gmt":"2021-09-11T13:00:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83296"},"modified":"2021-09-11T15:00:45","modified_gmt":"2021-09-11T13:00:45","slug":"madaxweyne-muuse-biixi-oo-xilal-cusub-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83296","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biixi oo Xilal cusub magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>11 Sept 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu xilalkii ka qaaday mas\u2019uuliyiin kalana u magacaabay guddoomiyihii Bangiga Dhexe ee Soomaaliland iyo guddoomiyaasha gobolada Maroodi-jeex, Daad-madheedh, Sanaag, Hawd iyo Togdheer.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2em17.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-82825\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2em17.jpg\" alt=\"\" width=\"626\" height=\"362\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2em17.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2em17-300x173.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2em17-768x444.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2em17-1024x592.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2em17-292x169.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2em17-638x369.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 626px) 100vw, 626px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland ay soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL\/XM\/XKQ\/222\/1-713\/092021 uu xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumadda.<\/p>\n<p>Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-<\/p>\n<p>Wareegto Madaxweyne<\/p>\n<p>UJEEDDO: XIL KA-QAADIS<\/p>\n<p>Ku: Axmed Cige Maxamed Geeddi;<\/p>\n<p>Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Hawd<\/p>\n<p>Ku: Axmed Cismaan Xasan Cilmi;<\/p>\n<p>Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Sanaag<\/p>\n<p>Ku: Axmed Xasan Cabdi Carwo;<\/p>\n<p>Agaasimihii Guud ee Hore ee Baanka Dhexe<\/p>\n<p>Ku: Maxamed Sheekh Faarax Cumar,<\/p>\n<p>Guddoomiyihii Hore ee Guddida Maamulka Hay\u2019adda Dekedaha iyo Free Zone<\/p>\n<p>Ku: Abiib Xaamud Jibriil,<\/p>\n<p>Xubin Hore Guddida Maamulka Sare ee DP World Berbera<\/p>\n<p>Mudane,<\/p>\n<p>Sida aad la socotaan, xilka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilkii aad hore ugu hayseen Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Sept 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu xilalkii ka qaaday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":82825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-83296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1159,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=83296"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83297,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83296\/revisions\/83297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/82825"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=83296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=83296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=83296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}