{"id":83599,"date":"2021-09-18T12:01:49","date_gmt":"2021-09-18T10:01:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83599"},"modified":"2021-09-18T14:19:11","modified_gmt":"2021-09-18T12:19:11","slug":"diyaaradda-shirkadda-turkish-airlines-oo-muqdisho-ka-soo-degtey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83599","title":{"rendered":"Diyaaradda Shirkadda Turkish Airlines oo Muqdisho ka soo degtey"},"content":{"rendered":"<p>18 Sept 2021 (Puntlandes) Shirkadda diyaaradaha Turkish Airlines ayaa dib u bilowday maanta duulimaadyadii ay ku iman jirtey magaalada Muqdisho kadib markii shalay dib uga laabatay dalka Jabuuti.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc9-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-83600\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc9-1.jpg\" alt=\"\" width=\"546\" height=\"307\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc9-1.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc9-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc9-1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc9-1-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc9-1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 546px) 100vw, 546px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Diyaaradda Turkish Airlines ee saaka Muqdisho timid waxay aheyd Airbus oo ah toos Muqdisho iyo Istanbul ah, waxayna timaadaa Muqdisho maalmaha Sabti iyo Khamiis.\u00a0Ilo ku dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa xaqjiiyay in duulimaadkii maanta aanu la socon La-taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yasin, oo ka mid ahaa rakaabkii duulimadkii shalay dib looga celiyay Jabuuti.<\/p>\n<p>Shalay, war saxaafadeed kasoo baxay Af-hayeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dawlada Jabuuti ay Fahad Yasin ku xannibtay garoonka diyaaradaha ee Jabuuti, iyadoo ku tilmaantay mid aan sharci aheyn oo aan sii xoojineyn xiriirka labada dowladood\u2019.<\/p>\n<p>Dowladda Jabuti ayaa dhinaceeda iska fogeysay eedeynta loo soo jeediyay, waxayna dhinaca kale xaqiijisay in dhammaan dadkii saarnaa dib loogu celiyay magaalada Istanbul oo markii hore duulimaadkani ka yimid.<br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Sept 2021 (Puntlandes) Shirkadda diyaaradaha Turkish Airlines ayaa dib u bilowday maanta duulimaadyadii ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83600,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-83599","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1226,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83599","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=83599"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83610,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83599\/revisions\/83610"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/83600"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=83599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=83599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=83599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}