{"id":83602,"date":"2021-09-18T14:11:57","date_gmt":"2021-09-18T12:11:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83602"},"modified":"2021-09-18T14:12:20","modified_gmt":"2021-09-18T12:12:20","slug":"ururka-midowga-yurub-oo-bayaan-culus-kasoo-saaray-xiisada-farmaajo-iyo-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83602","title":{"rendered":"Ururka Midowga Yurub oo bayaan kasoo saaray khilaafka Farmaajo iyo Rooble"},"content":{"rendered":"<p>18 Sept 2021 (Puntlandes) Ururka Midowga Yurub ayaa bayaan ka soo saaray xaaladda Soomaaliya &amp; khilaafla u dhexeyso madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday iyo ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Xil-gaarsiinta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc11.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-83603\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc11.png\" alt=\"\" width=\"471\" height=\"314\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc11.png 2560w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc11-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc11-768x512.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc11-1024x683.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc11-292x195.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc11-638x425.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc11-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 471px) 100vw, 471px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Bayaanka, oo uu soo saaray wakiilka sare ee Midowga Yurub ee siyaasadda arrimaha dibedda iyo amniga Josep Borrel ayaa waxaa loogu baaqay madaxda Soomaaliyeed inay is xakameeyaan, ayna ilaaliyaan xasiloonida guud ee dalka.<\/p>\n<p>\u201cMidowga Yurub wuxuu ugu baaqayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Ra\u2019iisul Wasaare Rooble inay soo afjaraan is-maandhaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya xilligan,\u201d ayuu yiri Borrel<\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in deegaanshaha uu fure u yahay bad-qabka guud ahaan dadka Soomaaliyeed, loona baahanyahay in laga fakiro mustaqbalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxay tani fure u tahay bad-qabka dadka Soomaaliyeed. Dhammaan daneeyeyaasha arrimaha Soomaaliya waa inay xakameeyaan xasilloonida guud ee Soomaaliya iyo gobolka.\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalkaan ayaa waxaa lagu sheegay in loo baahan-yahay in aan la hakin geedi socodka doorashooyinka dalka, iyadoo la raacayo jadwalkii hore loogu heshiiyey ee 27 May.<br \/>\nHadalka ka soo yeeray Midowga Yurub ayaa ku soo aadayo, iyada oo meeshii ugu sarreysay ay gaartay xiisadda siyaasadeed ee Villa Soomaaliya, taas oo saameysay doorashooyinka.<\/p>\n<p>Si kastaba, beesha caalamka oo horay warsaxaafadeed u soo saartay ayaa cambaareysay xiisaddan, iyada oo shaacisay inay wiiqeyso xasiloonida haatan ka jirta gudaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Sept 2021 (Puntlandes) Ururka Midowga Yurub ayaa bayaan ka soo saaray xaaladda Soomaaliya &amp;&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83603,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-83602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":967,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=83602"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83606,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83602\/revisions\/83606"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/83603"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=83602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=83602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=83602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}