{"id":83830,"date":"2021-09-25T13:43:23","date_gmt":"2021-09-25T11:43:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83830"},"modified":"2021-09-25T13:57:01","modified_gmt":"2021-09-25T11:57:01","slug":"qarax-ka-dhacay-isgoyska-ceelgaabta-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83830","title":{"rendered":"Qarax Ka Dhacay Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>25 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo goordhow ka dhacay Isgoyska Ceel-gaabta, waxaana qaraxa uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay agagaarka Koontaroolka Madaxtooyada ee baabuurta lagu hubiyo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-83831\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2.jpg\" alt=\"\" width=\"437\" height=\"328\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc-2-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 437px) 100vw, 437px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa ku dhintay Qaraxa 8 ruux iyadoo ay ku dhaawacmeed tabaneeyo, waxaana la sheegaya in gawaari wadada marayay ay waxyeelo xooggan soo gaartay.<\/p>\n<p>Gaariga qarxay ayaa si dhab ah loo ogeyn nuuca u ahaa, waxaana uu gebi ahaanba gaariga noqday mid burburay, waxaana wararka qaar sheegayaan in qof uu waday gaariga oo bartilmaameedsaday gawaarida kale ee ku jiray wadada aada Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Qiic iyo uuro ayaa goobta hareeyay iyo burburka ka dhashay qaraxa, iyadoo la arkayay gawaari gubanayay.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliska ayaa goobta xiray, waxaana socda gurmadka dadka dhibaatada ka soo gaartay qaraxa, iyadoo aan weli kala caddeyn khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay.<\/p>\n<p>Qaraxyada loo adeegsado gawaarida waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyo ayaa muddooyinkii u dambeeyay yaraaday, hase ahaatee waxaa kordhay qaraxa qofka jaakadaha qarxa soo xirta ee goobaha dadka fariistaan isku qarxiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo goordhow ka dhacay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-83830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1213,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=83830"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83834,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83830\/revisions\/83834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/83831"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=83830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=83830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=83830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}