{"id":83951,"date":"2021-09-27T22:53:29","date_gmt":"2021-09-27T20:53:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83951"},"modified":"2021-09-27T22:53:29","modified_gmt":"2021-09-27T20:53:29","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-taageero-garab-istaag-u-ah-u-muujiyay-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=83951","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo taageero garab istaag u ah u muujiyay Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>27 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Suudaan, Marwo Dr. Maryam Al-Sadiq Al-Mahdi, oo ay ka wadahadleen xiriirka labo geesoodka ee labada dal ee walaalaha ah iyo siyaabihii lagu xoojin lahaa , laguna qoto dheereyn lahaa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bg2-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-83952\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bg2-2.jpg\" alt=\"\" width=\"639\" height=\"520\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bg2-2.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bg2-2-300x244.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bg2-2-768x625.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bg2-2-1024x833.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bg2-2-292x238.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bg2-2-638x519.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 639px) 100vw, 639px\" \/><\/a><br \/>\nMaxamed Cabdirisaaq ayaa intii wadahadalka teleefoonku socday waxa uu carrabka ku dhuftay xiriirka taariikhiga ah ee dhow iyo wax wadaagga ka dhexeeya labada dal, isagoo dhaleeceeyay isku-daygii afgambigii dhicisoobay ee dhacay aroornimadiiTalaadadii (21-kii September) ee lala beegsaday hay&#8217;adaha dawliga ah ee sharciga ah ee Suudaan, wuxuuna ku dhawaaqay inay Soomaaliya si dhammaysriran u garab taagan tahay Suudaan dhammaan tallaabooyinka ay u qaadayso si ay uga hortagto wax weliba oo halis ku ah amnigeeda iyo xasiloonideeda.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in Suudaan ay ku dhiirrigeliso waddamada xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta in ay fuliyaan ballan -qaadyadii ay sameeyeen kulankii ugu dambeeyay ee heer wasiir si ay taageero dhaqaale uga deeqaan doorashooyinka Soomaaliya si ay u dhammaystirmaan howlaha.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Sept 2021 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83952,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-83951","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1125,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=83951"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83953,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/83951\/revisions\/83953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/83952"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=83951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=83951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=83951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}