{"id":84121,"date":"2021-10-02T11:10:58","date_gmt":"2021-10-02T09:10:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84121"},"modified":"2021-10-02T11:10:58","modified_gmt":"2021-10-02T09:10:58","slug":"rooble-oo-ka-hadlay-dagaalada-ka-dhacaya-galmdug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84121","title":{"rendered":"Rooble oo ka hadlay dagaalada ka dhacaya Galmdug"},"content":{"rendered":"<p>02 Okt \u00a02021 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-saxaafaddeed uu soo saaray waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-83589\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"467\" height=\"311\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc1-1.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc1-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc1-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc1-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc1-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2bc1-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 467px) 100vw, 467px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka Rooble:<\/strong><\/p>\n<p>WAR-SAXAAFADEED KU SAABSAN XIISADDA GALMUDUG<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Galmudug.<br \/>\nRa\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu ka tacsiyadeynayaa dadka ku dhintay iska hor-imaadyada dhacay wuxuuna caafimaad deg deg ah Alle uga baryayaa dadkii dhaawacmay.<\/p>\n<p>Galmudug waxaa ka jirta Dawlad-Goboleed haysata sharciyad buuxda iyada ayaana mas\u2019uul ka ah amniga deegaannada Galmudug , sidaas awgeed waa in laga dheeraado tallaab kasta oo u muuqata mid lagu carqaladaynayo Galmudug.<\/p>\n<p>Cid kasta oo qabta tabasho waa in ay u martaa xalka dariiq nabadeed, waana in la joojiyaa abaabulka hubaysan iyo weerarada baal-marsan sharciga taas oo halis ku ah xasilloonida, nidaamka iyo kala danbaynta.<\/p>\n<p>Hoggaanka Galmudug waxaa ay mas\u2019uuliyad ka saaran tahay ilaalinta nabadgalyada, kala danbaynta iyo wadajirka reer Galmudug, waana in si deg deg ah loo xalliyo xiisadaha iyo khilaafaadka kale ee aan rabshadaha wadan .<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu ugu baaqayaa dhamaan reer Galmudug maamul iyo shacab in ay gacmaha is qabsadaan una midoobaan dagaalka argagixisada Alshabaab iyo cid kasta oo halis ku ah xasilloonida, dowladnimada iyo horumarka Galmudug.<br \/>\nDHAMMAAD<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Okt \u00a02021 (Puntlandes) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war-saxaafaddeed uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83589,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1178,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84121"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84122,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84121\/revisions\/84122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/83589"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}