{"id":84191,"date":"2021-10-04T12:52:35","date_gmt":"2021-10-04T10:52:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84191"},"modified":"2021-10-04T12:52:35","modified_gmt":"2021-10-04T10:52:35","slug":"rooble-oo-u-dhoofay-magaalada-doha-ee-dalka-qatar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84191","title":{"rendered":"Rooble oo u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar"},"content":{"rendered":"<p>04 Okt 2021 (Puntlandes) Ra&#8217;iisul Wasaaraha xukuumadda Xil-gaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay amiirka Qadar, Sheikh Tamim bin Xamad Al Thani.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2bs.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-84192\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2bs.jpg\" alt=\"\" width=\"476\" height=\"317\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2bs.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2bs-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2bs-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2bs-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2bs-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2bs-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 476px) 100vw, 476px\" \/><\/a><br \/>\nUjeeddada booqashada Ra\u2019iisul wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa ah sii xoojinta cilaaqaadka labada dal ee Soomaaliya iyo Qadar. Ra\u2019iisul wasaare Rooble ayaa inta uu joogo Doha waxa uu kulan la qaadan doonaa Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamiim Bin Hamad Al-Thani iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha dalkaas Khalid Bin Khalifa Bin Cabdulcasiis Althani.<\/p>\n<p>Dowlad Qatar ayaa saaxiib dhow la ah Soomaaliya iyadoo hadda ka wadda mashaariic horumarineed oo ay ugu weyn tahay dhisamaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo la dhammeeyay iyo sidoo kale Muqdisho iyo Jowhar ooh hadda ay howsheedu.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 Okt 2021 (Puntlandes) Ra&#8217;iisul Wasaaraha xukuumadda Xil-gaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84192,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84191","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1049,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84191"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84194,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84191\/revisions\/84194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/84192"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}