{"id":84528,"date":"2021-10-13T13:11:47","date_gmt":"2021-10-13T11:11:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84528"},"modified":"2021-10-13T18:49:31","modified_gmt":"2021-10-13T16:49:31","slug":"madaxweynaha-jubaland-oo-ku-baaqay-in-gargaar-deg-deg-ah-lala-gaaro-dadka-ay-abaaruhu-ay-saameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84528","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubaland oo ku baaqay in gargaar deg deg ah lala gaaro dadka ay abaaruhu ay saameeyeen"},"content":{"rendered":"<p>13 Okt 2021 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowlada Jubaland\u00a0 Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo kamid ah Jubaland ay dhibaato ba\u2019an ku hayaan xoolo dhaqatada iyo beeraleeyda qeybo badan oo kamid ah Jubaland taas oo khatar ku ah nolosha dad badan oo kamid ah bulshada deegaanka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2br6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-84183\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2br6.jpg\" alt=\"\" width=\"575\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2br6.jpg 1440w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2br6-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2br6-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2br6-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2br6-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2br6-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2br6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 575px) 100vw, 575px\" \/><\/a><br \/>\nMadaxweynaha ayaa tilmaamay in abaaraha ka jira qeybo kamid ah Jubaland ay yihiin kuwo u baahan gurmad caalami ah iyo gargaar deg deg ah oo ay helaaan dadka tabaalaysan.<\/p>\n<p>Waxaa Madaxweynahu uu ugu baaqay Dhammaan Hay\u2019adaha gargaarka iyo cid walba oo tageero ka gaysan karta dhibaatada taagan inay tahay hada xiliga ugu haboon ee gurmad deg deg ah loo baahan yahay.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii Madaxweynaha ayaa sheegay in Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka ay wado dadaalo wax lagaga qabanayo xaalada hada taagan isla markana qiimaynta ay ilaa hada sameeyeen ay muujinayso in loo baahan yahay gargaar Caalami ah oo wax lagaga qabto saamaynta abaaraha jira ay gaysanayaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Okt 2021 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dowlada Jubaland\u00a0 Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84528","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1073,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84528"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84534,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84528\/revisions\/84534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/84183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}