{"id":84550,"date":"2021-10-14T18:06:25","date_gmt":"2021-10-14T16:06:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84550"},"modified":"2021-10-14T18:47:52","modified_gmt":"2021-10-14T16:47:52","slug":"dhagayso-mim-ka-mida-qareenada-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84550","title":{"rendered":"Dhagayso: Mid ka mida Qareenada Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay"},"content":{"rendered":"<p>14 Okt 2021 (Puntlandes) Mid ka mid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya oo ay waraysatay idaacadda VOA ayaa ka hadlay xukunka ay maxkamadda ICJ ee garsoorka caalamiga ah ay gaartay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cm1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-84552\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cm1.jpg\" alt=\"\" width=\"613\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cm1.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cm1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cm1-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cm1-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cm1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cm1-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cm1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 613px) 100vw, 613px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qareenkan oo lagu magacaabo Paul Reichler ayaa waxa uu waraysigan kaga hadlayaa sida ay dhul badeedka lagu muransanaa u kala heleen Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<ul>\n<li>Poul Reichler wuxuu sheegay in dacwadda ay ku adkaatay Soomaaliya.<\/li>\n<li>Soomaaliya waxay 100% heshay biyaha gudaha waxaa loo yaqaan oo ah 12 nautical mile marka laga soo bilaabo xariiqda Toosan ee xuduuda ka baxaysa.<\/li>\n<li>Soomaaliya waxay heshay 75% Aaga Dhaqaalaha gaarka ( EEZ ) halka Kenya heshay 25% intii lagu muransanaa.<\/li>\n<li>Soomaaliya waxay heshay sadax meelood labo meel 3\/2 ama 67% aaga Qolfoof qaaradeedka ( continental Shelf )<\/li>\n<\/ul>\n<p>Qareenku wuxuu sheegay in inta loo xukumay Kenya maxkamadu u cuskatay caddaalad u sameynta labada dal ee dacwoonayay iyo in laga fogaado in Kenya siyaasadayso go&#8217;aanka.<br \/>\nCel celis ahaan Kenya waxay heshay 25% baddii ay nagu qabsatay, halka Soomaaliyana ay heshay 75%.<\/p>\n<p>Dhagayso Qareenkan<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-84550-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/c3cc253b-3e0a-4479-bef0-af0b67b813b0_48k.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/c3cc253b-3e0a-4479-bef0-af0b67b813b0_48k.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/c3cc253b-3e0a-4479-bef0-af0b67b813b0_48k.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Okt 2021 (Puntlandes) Mid ka mid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1325,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84550","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84550"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84556,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84550\/revisions\/84556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/84552"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}