{"id":84664,"date":"2021-10-23T12:17:28","date_gmt":"2021-10-23T10:17:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84664"},"modified":"2021-10-23T12:32:55","modified_gmt":"2021-10-23T10:32:55","slug":"wararkii-u-dambeeyey-ee-dagaalka-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84664","title":{"rendered":"Wararkii u dambeeyey ee dagaalka Guriceel"},"content":{"rendered":"<p>23 Okt 2021 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa weli ka socda dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa\u00a0Galmudug oo is kaashanaya iyo xoogaga Ahlusunna , kaas oo geystay khasaare kala duwan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cq14.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-84665\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cq14.png\" alt=\"\" width=\"453\" height=\"262\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cq14.png 1940w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cq14-300x174.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cq14-768x444.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cq14-1024x592.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cq14-292x169.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2cq14-638x369.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 453px) 100vw, 453px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dagaalka ayaa haatan lagu soo warramayaa inuu ka socda xaafadaha dhinaca waqooyi ee magaalada, waxaana xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan. Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan, waxaana weli magaalada laga maqlayaa rasaas teel teel ah oo ay is-weydaarsanayaan labada dhinac.<\/p>\n<p>Shacabka ayaa intooda badan isaga barakacay Guriceel, waxaana magaalada ku haray dad yar oo u badan dhalinyaro, isla-markaana looga tegay inay ilaaliyaan guryaha iyo hantida.<\/p>\n<p>Dhanka kale ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay dowlad goboleedka Galmudug iyo dhinaca Ahlu Sunna oo ku aadan dagaalkaasi.<\/p>\n<p>Guriceel ayaa waxaa maalmihii u dambeeyey ka socday dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka dhashay, kadib markii Ahlu Sunna ay dhowaan la wareegtay gudaha magaaladaasi.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Okt 2021 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa weli ka socda dagaal u dhexeeyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84664","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1243,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84664"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84666,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84664\/revisions\/84666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/84665"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}