{"id":84783,"date":"2021-10-27T11:57:25","date_gmt":"2021-10-27T09:57:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84783"},"modified":"2021-10-27T11:57:25","modified_gmt":"2021-10-27T09:57:25","slug":"madaxtooyadda-oo-sheegtay-in-farmaajo-la-xiriiray-guddoomiyeyaasha-ururrada-siyaasadda-ee-puntland-ee-ku-tartamayey-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84783","title":{"rendered":"Madaxtooyadda oo sheegtay in Farmaajo la xiriiray guddoomiyeyaasha ururrada siyaasadda ee Puntland ee ku tartamayey doorashada"},"content":{"rendered":"<p>26 Okt 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha muddo xileedkiisii dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la xiriiray guddoomiyeyaasha ururrada siyaasadda ee Puntland ee ku tartamayey doorashada hordhaca ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2db5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-84784\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2db5.jpg\" alt=\"\" width=\"617\" height=\"411\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2db5.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2db5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2db5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2db5-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2db5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2db5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2db5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 617px) 100vw, 617px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Farmaajo\u00a0bogaadiyey\u00a0Maamulka iyo bulshada Puntland, Guddiga Doorashada iyo Ururrada Siyaasadda.<\/p>\n<p>Dhanka kale meelna loogama xusin\u00a0War saxaafadeedka dawladda Puntland iyo madaxweyne Siciid cabdulaahi Deni.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso war saxaafadeedka Madaxtooyadda:<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo la xiriiray guddoomiyeyaasha ururrada siyaasadda ee Puntland ee ku tartamayey doorashada dadweynaha<\/p>\n<p>Muqdisho, Oktoobar 26, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la xiriiray Guddoomiyeyaasha Ururrada Siyaasadda ee Puntland ee ku tartamay doorashada dadweynaha ayaa ugu hambalyeeyey natiijada dhiirri-gelinta mudan ee ay ka soo hooyeen deegaannada ay ku qabsoontay doorashadu.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Maamulka iyo bulshada Puntland, Guddiga Doorashada iyo Ururrada Siyaasadda ee ka qeyb-galay sida ay ugu midoobeen ka dhabeynta qorshaha dimuqraadiyeynta Puntland oo tallaabadii ugu horreysay loo qaaday, isaga oo ku adkeeyey in ay sii ballaariyaan tijaabada.<\/p>\n<p>Dhankooda, Guddoomiyeyaasha Ururrada Siyaasadda ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda xiriirka uu la soo sameeyey iyo sida uu u dhirri-gelinayo hannaanka dimuqraadiyadeed, iyaga oo tilmaamay ifafaalaha wanaagsan ee arrintani ay u leedahay hannaanka siyaasadda dalka.<\/p>\n<p>DHAMMAAD<br \/>\nCabdirashiid Maxamed Xaashi<br \/>\nAgaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada JFS<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Okt 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha muddo xileedkiisii dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84784,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1611,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84783"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84786,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84783\/revisions\/84786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/84784"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}