{"id":84834,"date":"2021-10-29T13:03:24","date_gmt":"2021-10-29T11:03:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84834"},"modified":"2021-10-29T13:03:24","modified_gmt":"2021-10-29T11:03:24","slug":"diiwaangelinta-doorashada-xildhibaano-ka-mid-ah-golaha-shacabka-ee-somaliland-oo-maanta-bilaabanaysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84834","title":{"rendered":"Diiwaangelinta doorashada Xildhibaano ka mid ah Golaha Shacabka ee Somaliland oo maanta Bilaabanaysa"},"content":{"rendered":"<p>29 Okt 2021 (Puntlandes) Guddiga doorashada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka labo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay #HOP239 iyo #HOP237, waxaana maanta oo jimco ah la bilaabayaa diiwaan gelinta qabashada codsiga iyo xaqiijinta shuruudaha Musharaxnimo iyadoo ay socon doonto muddo labo cisho diiwaangelinta musharaxiinta.<\/p>\n<p>Labada Kursi mid ka mid ah ay ayaa waxaa ku fadhiyay Xuseen Carab Ciise, kaasoo ah kursiga tirsigiisu yahay #HOP239, waxaana dadka doonaya inay u tartamaan ka mid ah Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Kursiga kale ee Tirsigiisu yahay #HOP237 ayaa waxaa hore ugu fadhiyay Biixi Iimaan Cige oo laga yaabo inuu dib ugu soo laaban doono kursigan.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa waxaa uu ka codsaday Ra\u2019iisul Wasaare Rooble siyaasiyiinta gobolada Waqooyi inay si dhaqso ah u bilaabaan doorashada golaha shacabka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2dd10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-84835\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2dd10.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"883\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2dd10.jpg 740w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2dd10-231x300.jpg 231w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2dd10-292x379.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2dd10-638x828.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Okt 2021 (Puntlandes) Guddiga doorashada Somaliland ayaa soo saaray jadwalka labo ka mid ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":82867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1102,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84836,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84834\/revisions\/84836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/82867"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}