{"id":84868,"date":"2021-10-31T11:29:45","date_gmt":"2021-10-31T10:29:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84868"},"modified":"2021-10-31T12:33:53","modified_gmt":"2021-10-31T11:33:53","slug":"madaxweyne-qoorqoor-oo-ahlusunna-ka-dalbaday-inay-hubka-ku-soo-wareejiso-ciidamada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84868","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoorqoor oo Ahlusunna ka dalbaday inay hubka ku soo wareejiso ciidamada Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>31 Okt 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka dalbaday ururka Ahlusunna inay hubka ku soo wareejiyaan ciidamada Maamulka Galmudug isla markaana ciidamada Ahlusunna isa soo dhiibaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2h5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-83355\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2h5.jpg\" alt=\"\" width=\"516\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2h5.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2h5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2h5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2h5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2h5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2h5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 516px) 100vw, 516px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor oo kulamo ka wada magaalada Guriceel oo dhawaan ay dagaalo ka dhaceen ayaa duqeyda dhaqanka ka soo jeeda Guriceel u sheegay inay qasab tahay in Ahlusunna hubka ay haystaan soo wareejiyaan si looga baaqsado dagaalo markale ka dhaca gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Majiro illaa hadda wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Ahlusunna ee ku aadan dalabkan uu Madaxweyne Qoorqoor ku dalbaday inay hubka ku soo wareejiso.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, ciidamo faro badan oo haysta hub culus kana tirsan Ahlusunna ayaa waxaa ay ku sugan yihiin deegaanka Bohol oo illaa 30km u jira magaalada Dhuusamareeb oo xarun u ah dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Hase yeeshee Maamulka Ahlusunna ayaa marwalba sheega inay hubka u haystaan si ay isaga difaacaan Alshabaab oo muddo 12 sano ah dagaal u dhexeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 Okt 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka dalbaday ururka Ahlusunna&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84868","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1264,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84868"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84869,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84868\/revisions\/84869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/83355"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}