{"id":84913,"date":"2021-11-02T17:29:39","date_gmt":"2021-11-02T16:29:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84913"},"modified":"2021-11-02T17:29:49","modified_gmt":"2021-11-02T16:29:49","slug":"dawlad-goboleedyada-oo-loogu-baaqay-in-ay-bilaabaan-doorashada-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84913","title":{"rendered":"Dawlad Goboleedyada oo loogu baaqay in ay bilaabaan doorashada Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>02 Nov 2021 (Puntlandes)\u00a0Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxa ay ugu baaqeen Maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir inay si dhaqso ah u bilaabaan doorashada xildhibanaada baarlamaana Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federal ayaa ku bogaadiyay bilaabashada Doorashada Golaha Shacabka oo shalay lagu doortay labadii (2) xildhibaan ee ugu horeeyey ee Gollaaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyada Federaalka Somaaliya.<\/p>\n<p>Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer fedaraal waxa ay u mahad celiyeen Ra\u2019iisal Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Roobleh oo dadaal xoogan galiyay qabsoomida Doorashada Gollaha Shacabka.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay u mahad celiyeen guddiga maamulka doorashada kuraasta Somaliland (SEIT).Sidoo kale Guddigu waxay ugu baaqeen dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka soomaaliya iyo guddiga maamulaya kuraasta banaadiriga in ay bilaabaan Doorashada Gollaha Shacabka, si looga gudbo marxalada kala guurka ah ee wadanku jiro.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-84914\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"882\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di.jpg 1275w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di-232x300.jpg 232w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di-768x994.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di-791x1024.jpg 791w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di-292x378.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di-638x826.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Nov 2021 (Puntlandes)\u00a0Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":82867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":979,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84913","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84913"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84916,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84913\/revisions\/84916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/82867"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}