{"id":84924,"date":"2021-11-02T17:48:35","date_gmt":"2021-11-02T16:48:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84924"},"modified":"2021-11-02T17:48:35","modified_gmt":"2021-11-02T16:48:35","slug":"xukuumadda-madaxweyne-cagjar-ee-dds-oo-war-kasoo-saaray-xaalada-itoobiya-guulaha-tplf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=84924","title":{"rendered":"Xukuumadda madaxweyne Cagjar ee DDS oo war kasoo saaray xaalada Itoobiya &#038; guulaha TPLF"},"content":{"rendered":"<p>02 Nov 2021 (Puntlandes)\u00a0Xukuumadda Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa kulan deg-deg ah oo ay ku yeesheen magaalada Jigjiga kaga hadlay xaalada dalka Itoobiya iyo guulaha deg dega ah ee ay dagaalada socda ka gaartay TPLF iyadoo la wareegtay deegaano badan oo muhiim ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-84925\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di7.jpg\" alt=\"\" width=\"484\" height=\"272\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di7.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di7-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di7-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di7-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di7-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2di7-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 484px) 100vw, 484px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha ayaa lagu sheegay in TPLF intii ay heysay talada dalka Itoobiya ay dhibaato badan u geysatay dadka Soomaaliyeed, aysana DDS aqbalayn in loo noqdo gacanta TPLF.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso\u00a0War-saxaafadeed xukuumadda DDS:<\/strong><\/p>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Sida la wada ogsoonyahy soddonkii sano ee la soo dhaafay kooxda TPLF waxa ay shacabka Deegaanka Soomaalida u geysatay mahadhooyin ballaadhan iyo dhibaatooyin baaxad leh; dhibaatooyinkasina bulshada Soomaaliyeed si dhab ah ayay uga wada dharagsan yihiin.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Gafafkii ballaadhnaa ee soddonkii sano ee la soo dhaafay ay TPLF bulshada Soomaalida u geysatay waxa ay ku reebeen dadka Soomaaliyeed saamayn ballaadhan dhinacyada siyaasadda, arrimaha bulshada iyo dhaqaalahaba.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Saddexdii sano ee la soo dhaafay isbaddalkii kaddib dowladda Deegaanka Soomaalida iyo hoggaaminteeda oo isku duuban waxa ay xoogga saartay in shacabka Soomaliyeed laga dulqaado dhibaatadii ay muddada soddonkaa sano ah u gaysatay, waxaana la sameeyay jihooyin kala duwan oo lagu badbaadinayay shacabka Soomaliyeed. Muddadaasi saddexda sano ah waxaa la qaaday jid walba oo ummadda Soomaaliyeed lagaga samata bixin karo hadimooyinkii baaxadda lahaa ee ay TPLF shacabka u geysatay. Waxaana lagu guuleystay in laga soo gudbo talooyinkii ay janaraaladdii TPLF talisyadooda uga soo go\u2019aamin jireen iyo argagixii shacabka la galin jiray.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Maanta ma jirto, mana jiri doonto in ay soo noqdaan dhibaatooyinkii shacabka Soomaaliyeed ay TPLF gaadhsiisay, mid Deegaanka laga ogolaanna ma aha.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Dowladda Deegaanka Soomaalida waxa ay aaminsan tahay in masiirka shacabka Soomaalidu ku jiro gacanta shacabka Soomaaliyeed, nooc walba ha ahaadan ee, sidas darteedna ay go\u2019aanka iyo taladuba ay ka soo go\u2019ayso shacabka Soomaalida.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ugu dambayn, Dowladda Deegaanka Soomaalida waxa uu waajib ka saaran yahay nabadda iyo horumarka shacab-weynaha Soomaalida, waxa ayna dowladdu caddaynaysaa in ayna imaan doonin gacan shisheeye, lana ogolaan doonin.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Nov 2021 (Puntlandes)\u00a0Xukuumadda Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa kulan deg-deg ah oo ay ku yeesheen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84925,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-84924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1152,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=84924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84926,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/84924\/revisions\/84926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/84925"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=84924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=84924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=84924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}