{"id":85129,"date":"2021-11-06T14:08:18","date_gmt":"2021-11-06T13:08:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85129"},"modified":"2021-11-06T14:08:18","modified_gmt":"2021-11-06T13:08:18","slug":"simon-mulongo-oo-ka-hadlay-eryidii-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85129","title":{"rendered":"Simon Mulongo oo ka hadlay eryidii DFS"},"content":{"rendered":"<p>06 Nov 2021 (Puntlandes) Simon Mulongo oo ah Ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa markii u horeysay ka hadlay go\u2019aanka Khamiistii ka soo baxay dowladda Soomaaliya, kaasoo loogu sheegayay inuu dalkan uga boxo mudo 7 cisho gudeheed ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bb20.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-85074\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bb20.jpg\" alt=\"\" width=\"501\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bb20.jpg 2560w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bb20-300x203.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bb20-768x521.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bb20-1024x694.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bb20-292x198.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bb20-638x433.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bb20-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 501px) 100vw, 501px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mr. Mulongo oo u dhashay dalka Uganda, ayaa iska fogeeyay eedaha ay u jeedisay dowladda Soomaaoiya, xili uu khadka taleefonka kula hadlay wargeyska Daily Monitor, isagoo ku sugan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cLuuqadda lagu adeegsaday qoraalka diblomaasiyadeed ee dowladda fadeeraalka waxaa ku jira weero aan faah-faahintooda iyo macnahooda aan garaneyn. Ma aqaan wax sabab ah oo aan ogahay in go\u2019aankan loo qaatay. Wax fikir ah kama haysto waxa ay arrintan ku saabsan tahay. Waxaan doonayaa inaan la macaamilo xaqiiqooyin ee ma ahan ku-tiri ku-teyn,\u201d ayuu yiri Mulongo.<\/p>\n<p>Waxa uu ka gaabsaday inuu ka jawaabo su\u2019aal eheyd inuu fulinayo amarka dowladda, wuxuuna hadalkiisa ku soo gaabiyay in hoggaanka Midowga Afrika ka sugayo inay jiheeyaan, sidaas darteedna uusan waxba oran Karin xiligan.<\/p>\n<p>Simon Mulongo , Waa Diblumaasigii labaad ee xil sare haya oo Soomaaliya laga eryo inta uu xafiiska joogo Farmaajo.<\/p>\n<p>Bishii Janaayo 2019 dowladda Soomaaliya ayaa eriday Nicholas Haysom oo ahaa wakiilka UN kadib markii uu ka hadlay xariggii Mukhtaar Roobow ee December 2018-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Nov 2021 (Puntlandes) Simon Mulongo oo ah Ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-85129","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1071,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85129","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=85129"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85129\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85130,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85129\/revisions\/85130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/85074"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=85129"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=85129"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=85129"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}