{"id":85148,"date":"2021-11-07T11:10:28","date_gmt":"2021-11-07T10:10:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85148"},"modified":"2021-11-07T11:10:28","modified_gmt":"2021-11-07T10:10:28","slug":"wiil-12-jir-ah-oo-haraad-iyo-gaajo-ugu-geeriyooday-galbeedka-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85148","title":{"rendered":"Wiil 12 jir ah oo haraad iyo gaajo ugu geeriyooday galbeedka Kismayo"},"content":{"rendered":"<p>07 Nov 2021 (Puntlandes) Wararka naga soo gaaraya Jubooyinka ayaa sheegaya inay ka sii darayaan xaaladaha nololeed ee gobolladaasi oo ay haatan ka jiraan abaaro xoogan, kuwaas oo saameyn daran ku yeeshay dadka iyo duunyada deegaankaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bc14-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-85149\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bc14-1.jpg\" alt=\"\" width=\"774\" height=\"435\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bc14-1.jpg 1597w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bc14-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bc14-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bc14-1-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bc14-1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bc14-1-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bc14-1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 774px) 100vw, 774px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Galbeedka Kismayo ayaa ka mid ah meelaha ugu daran ee ay ka jiraan xaaladaha nololeed, gaar ahaan biyo la\u2019aanta oo saameysay reer miyiga ku dhaqan halkaasi.<\/p>\n<p>Khadiijo Xaaji Yacquub oo ka mid ah bulshada rayidka ee Jubaland, isla-markaana booqatay deegaanada ay abaaruhu ka jiraan ayaa sheegtay in wiil yar oo 12 jir ah uu haraad iyo gaajo darteed ugu geeriyooday inta u dhexeysa Biroole iyo Buulo Xaaji.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay inay jiraan dad kale oo dhul yaal ah, isla-markaana ay dhibaato xoogan ku heysato deegaano hoostaga magaallo xeebeedka Kismayo ee Kuliyow ilaa garoonka Diyaaradaha Kismayo, Cabdla Biroore&#8230;<\/p>\n<p>\u201cHadda hal cunug wuu ku dhintay dad kale oo garaab ah waa la sheegaayey meesha dhibaato daran ayaa ka jirta wax laga sheekeyn karo ma\u2019aha,\u201d ayey tiri Khadiijo Xaaji.<\/p>\n<p>Dhankiisa\u00a0Ciise Axmed Maxamed (Boorow) oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay xaaladaha bani\u2019aadanimo ee ka jira halkaasi ay gaareen meeshii ugu sarreysay, isla-markaana dadka aysan heysan biyo ay cabaan, ayna ka le\u2019deen xoolihii ay heysteen.<\/p>\n<p>\u201cBiyo la\u2019aan rasmi ah ayaa dadka heshay gaadiid aa biyaha loogu dhaaminaayey laakin gaadiidka waa ka soo laabtay Roobna weli lama helin,\u201d ayuu yiri Ciise Boorow.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay hay\u2019adaha samafalka, Jubaland, dowladda federaalka iyo ganacsatada inay gargaar deg deg ah la soo gaaraan dadka ay saameeyeen abaaruhu.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 Nov 2021 (Puntlandes) Wararka naga soo gaaraya Jubooyinka ayaa sheegaya inay ka sii darayaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85149,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-85148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1063,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=85148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85150,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85148\/revisions\/85150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/85149"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=85148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=85148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=85148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}