{"id":85211,"date":"2021-11-08T17:17:48","date_gmt":"2021-11-08T16:17:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85211"},"modified":"2021-11-08T17:17:48","modified_gmt":"2021-11-08T16:17:48","slug":"wasaarada-waxbarashada-dfs-oo-baabiisay-qarashaad-lagu-soo-rogay-iskuulada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85211","title":{"rendered":"Wasaarada Waxbarashada DFS oo baabi\u2019isay qarashaad lagu soo rogay Iskuulada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>08 Nov 2021 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa go\u2019aamo ka soo saartay Cabashooyin uga yimid hay\u2019addaha Waxbarashada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bf3-e1636388195655.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-85212\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bf3-e1636388195655.jpg\" alt=\"\" width=\"593\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bf3-e1636388195655.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bf3-e1636388195655-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bf3-e1636388195655-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bf3-e1636388195655-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bf3-e1636388195655-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2bf3-e1636388195655-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 593px) 100vw, 593px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa waxaa lagu sheegay inuu baa\u2019bi\u2019iyay dhammaan qarashaadka ku xusan liiska Tariifada uu soo gudbiyay Agaasinka Waxabarashada G\/Banaadir, uuna ansixiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada, taas oo ku lifaaqan warqadan.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka ka soo baxay Wasaarada Waxbarashada ayaa lagu xusay in xarumaha waxbarashada ee ku yaal Muqdisho ay mas\u2019uul ka tahay wasaarada waxbarashada.<\/p>\n<p>\u201cIyada oo la tix-raacayo xeerka madaxwaynaha JFS ee ku aadan ku takrifalka iyo musuq-maasuqa dhulalka danta guud gaar ahaan goobaha waxbarashada, Wasaaradda waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa ka mas\u2019uul ah hantida ma guurtada ah ee goobaha waxbarashada sida iskuulada, xanaanooyinka iyo xarumaha kala duwan ee xafiisyada iyo wakaaladaha ee raacsan wasaradda, waxaana cidkasta ka reeban in ay ku tasarufto, sida in la kireeyo anma u badalid adeegyo kale iyadoo aan ogolaansho looga haysan wasaaradda.\u201dayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka wasiirka:<\/strong><\/p>\n<p>1. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxaa uu baa\u2019bi\u2019iyay dhammaan qarashaadka ku xusan liiska Tariifada uu soo gudbiyay Agaasinka Waxabarashada gobolka Banaadir, uuna ansixiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duga Magaalada, taas oo ku lifaaqan warqadan.<\/p>\n<p>2. Iyada oo la tix-raacayo xeerka madaxwaynaha JFS ee ku aadan ku takrifalka iyo musuq-<br \/>\nmaasuqa dhulalka danta guud gaar ahaan goobaha waxbarashada, Wasaaradda waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa ka mas\u2019uul ah hantida ma guurtada ah ee goobaha waxbarashada sida iskuulada, xanaanooyinka iyo xarumaha kala duwan ee xafiisyada iyo wakaaladaha ee raacsan wasaradda, waxaana cidkasta ka reeban in ay ku tasarufto, sida in la kireeyo anma u badalid adeegyo kale iyadoo aan ogolaansho looga haysan wasaaradda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa aad uga xunahay culayskii iyo jahawareerkii ay abuurtay arrintaan<br \/>\nabashada laga soo gudbiyay, madaxda qarankana ku abuurtay walwalka, taas oo keentay in aan go\u2019aamadaan ka soo saarno, waxaana aad u rajaynayaa in aysan soo laaban mar danbe,\u201d ayaa ugu dambeyntiina lagu yiri qoraalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Nov 2021 (Puntlandes)\u00a0Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa go\u2019aamo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-85211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1510,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=85211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85213,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85211\/revisions\/85213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/85212"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=85211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=85211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=85211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}