{"id":85893,"date":"2021-12-26T14:32:19","date_gmt":"2021-12-26T13:32:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85893"},"modified":"2021-12-26T14:32:19","modified_gmt":"2021-12-26T13:32:19","slug":"rooble-oo-kulan-ku-qabsoomay-aaladda-fogaan-aragga-la-yeeshay-wakiilada-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85893","title":{"rendered":"Rooble oo kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan Aragga la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka"},"content":{"rendered":"<p>26 dec 2021 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan Aragga maanta la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka kaas oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka, dardar-galinta doorashooyinka iyo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-85894\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca6.jpg\" alt=\"\" width=\"604\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca6.jpg 1284w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca6-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca6-768x511.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca6-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca6-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca6-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 604px) 100vw, 604px\" \/><\/a><br \/>\nRa\u2019iisul Wasaaraha ayaa u xaqiijiyay Wakiilada Beesha Caalamka in shirka furmaya ay diiradda ku saari doonaan ilaalinta hufnaanta doorashada iyo sixitaanka, ku dhaqanka habraacyada doorashada iyo soo saaridda jadwal ay ku caddahay waqtiga ay soo gabagaboobeyso doorashada .<br \/>\nWakiilada Beesha Caalamka ayaa si wadajir ah u bogaadiyay dadaalka Ra\u2019iisul Wasaaraha ee la xiriira sidii doorashada u noqon lahayd mid daahfuran oo lagu kalsoonaan karo.<br \/>\nWakiilladu waxay si gaar ah u soo dhoweeyeen kulammada wadatashiga ah ee Ra\u2019iisul Wasaaruhu la yeeshay Midowga Murashaxiinta, Bulshada Rayidka ah iyo Beesha Caalamka si uu u dhageysto talooyinkooda ku aaddan hagaajinta hufnaanta iyo daahfurnaanta doorashada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 dec 2021 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay Aaladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85894,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-85893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1172,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=85893"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85895,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85893\/revisions\/85895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/85894"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=85893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=85893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=85893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}