{"id":85915,"date":"2021-12-26T21:53:36","date_gmt":"2021-12-26T20:53:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85915"},"modified":"2021-12-26T21:53:36","modified_gmt":"2021-12-26T20:53:36","slug":"wasaaradda-a-dibedda-mareykanka-oo-war-kasoo-saartay-doorashada-soomaaliya-iyo-shirka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=85915","title":{"rendered":"Wasaaradda A\/Dibedda Mareykanka oo war kasoo saartay doorashada Soomaaliya iyo shirka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>26 dec 2021 (Puntlandes)\u00a0Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Mareykanak ayaa ugu horeyn lagu taageeray shirkii uu iclaamiyey ra\u2019iisul wasaare Rooble, sidoo kale waxaa qoraalka walaac looga \u00a0muujiyey khilaafaadka siyaasadeed ee madaxda ugu sareysa dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-85916\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb1.jpg\" alt=\"\" width=\"534\" height=\"356\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb1.jpg 1080w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 534px) 100vw, 534px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraalka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ku bilaawday, \u201cDowladda Mareykanka waxay taageereysaa baaqa ku saabsan kulanka Golaha Wadatashiga Qaran ee toddobaadkan oo diiradda lagu saarayo horumarinta iyo dedejinta hanaanka doorashada Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalkaan ayaa lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay si qoto dheer uga walaacsan tahay dib u dhacyada joogtada iyo khaladadaadka waxyeeleeyey kalsoonida hanaanka doorashada.<\/p>\n<p>\u201cWaa muhiim in hogaamiyayaasha qaranka iyo dowlad goboleedyada ay si deg deg ah u dhameystiraan doorashooyin madaxweyne iyo baarlaman oo lagu kalsoonaan karo, daah-furan loona dhan yahay, isla markaana ay walaacyada jira wax uga qabtaan hab furan oo la aqbali karo,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii qoraalka waxaa lagu sheegay in dowladda Mareykanka ay ka go\u2019antahay inay taageerto nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya, iyadoo wax kasta oo la heli karo u adeegsan doonta in lagu guuleysto hadafyadaas.<\/p>\n<p>Warkaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ku soo aaday iyadoo qoraal kale oo isla caawa ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Muqdisho lagu yiri, \u201cWaxaan sii wadeynaa inaan taageerno baaqa ku saabsan kulanka Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho. Wada-hadallada toddobaadkan ee Madashan horey u jirtay waxay muhiim u yihiin dedejinta hanaanka doorashada Soomaaliya iyo sixitaanka khaladaadka la arkay.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 dec 2021 (Puntlandes)\u00a0Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Mareykanak ayaa ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85916,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-85915","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1379,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=85915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85917,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85915\/revisions\/85917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/85916"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=85915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=85915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=85915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}