{"id":86076,"date":"2022-01-01T20:31:38","date_gmt":"2022-01-01T19:31:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=86076"},"modified":"2022-01-01T20:31:38","modified_gmt":"2022-01-01T19:31:38","slug":"rw-rooble-oo-magacaabay-guddi-soo-baara-isku-daygii-afgambiga-xafiiskiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=86076","title":{"rendered":"RW Rooble oo magacaabay guddi soo baara isku daygii afgambiga xafiiskiisa"},"content":{"rendered":"<p>01 Jan 2022 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo fulinaya go&#8217;aankii golaha wasiirada DFS ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi ah ku samayn doona dhacdadii 27 December la isku dayay in la afgambiyo Xafiisyada Ra\u2019iisulwasaaraha iyo Xukuumadda.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-85924\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2cb3.png\" alt=\"\" width=\"689\" height=\"555\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hoos ka akhriso Wareegtada uu ku magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaruhu:<\/p>\n<p>Iyada oo la fulinayo Go\u2019aankii Golaha Wasiirrada, Ra\u2019iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi ah ku samayn doona dhacdadii 27 December la isku dayay in la afgambiyo Xafiisyada Ra\u2019iisulwasaaraha iyo Xukuumadda<\/p>\n<p>Wasiiradaan ayaa kala ah.<\/p>\n<p>1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga\u2014Guddoomiye.<\/p>\n<p>2- Cabdullaahi Maxed Nuur Wasiirka Amniga Gudaha.<\/p>\n<p>3- Cabdullaahi Abuukar Xaaji &#8211; Wasiirka Waxbarashada.<\/p>\n<p>4- Gen Bashiir Maxamed Jaamac, Wasiirudowlaha Hawlaha Guud.<\/p>\n<p>5- Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiirudowlaha Xafiiska Ra\u2019iisulwasaaraha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa faray Xubnaha Guddigaan in ay baaristooda ku soo gabagabeeyaan muddo todobaad ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 Jan 2022 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85924,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-86076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1231,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/86076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=86076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/86076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86077,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/86076\/revisions\/86077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/85924"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=86076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=86076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=86076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}