{"id":86142,"date":"2022-01-06T11:01:18","date_gmt":"2022-01-06T10:01:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=86142"},"modified":"2022-01-06T11:01:18","modified_gmt":"2022-01-06T10:01:18","slug":"saraakiil-ka-tirsan-ciidanka-madaxtooyada-oo-loogu-yeeray-suaalo-laga-waydiiyo-afgambigii-27ka-december","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=86142","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan ciidanka Madaxtooyada oo loogu yeeray suaalo laga waydiiyo Afgambigii 27ka December"},"content":{"rendered":"<p>06 Jan 2022 (Puntlandes) Wasiirka Gaashaandhigga oo qoraal uu u diray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa uu kaga dalbaday in loo yeero 5 Sarkaal Ciidan oo lagu tuhmayo dhacdadii 27 December ee ahaa isku daygii la damacsanaa in lagula wareego Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-85897\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca7.jpg\" alt=\"\" width=\"623\" height=\"415\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca7.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca7-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca7-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca7-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2ca7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 623px) 100vw, 623px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Saraakiishan ayaa waxa ku jira Taliyaha Guutada 77aad iyo Abaanduulaha Guutada ee Koofiyo casta Ilaalada Madaxtooyada. Guddiga baaritaanka ayaa waday su\u2019aalo weydiin iyo xog uruurin la xiriira qaabkii ay wax u dhaceen iyo cida soo agaasintay.<\/p>\n<p>Taliyaha xoogga ayaa laga codsaday in Saraakiishan in maalinta sabtida ah oo taariikhda tahay 8 Janaayo, saacadda 10:00 barqanimo ay yimaadaan Xafiiska Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, si ay ula kulmaan guddiga baaritaanka uu magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha.<br \/>\nMagacyada saraakiisha loo yeeray ayaa waxa ay kala yihiin;<\/p>\n<p>Saraakiishan ayaa waxa ku jira Taliyaha Guutada 77aad iyo Abaanduulaha Guutada ee Koofiyo casta Ilaalada Madaxtooyada, waxaana Saraakiisha loo yeeray ay Magacyadooda kala yihiin.<\/p>\n<p>1. Gaashaanle Sare Xasan Aadan Dhicis Taliyaha Guutada 77aad.<br \/>\n2. Gaashaanle Shaafici Nuur Axmed Abaanduulaha Guutada 77aad.<br \/>\n3. Gaashaanle Dhexe Cabdi Yaasin Cali Kooshin Taliyaha Ururuka 60aad ee Guutada 77aad.<br \/>\n4. Gaashaanle Xasan Duwane Cumar Abaanduulaha Ururka 60aad<br \/>\n5. Labo Xiddigle Muuse Maxamed Caddow (Shaarib) Taliyaha Koox Horinta Gurmad Ururka 60aad.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2dj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-86143\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2dj.jpg\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"885\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2dj.jpg 843w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2dj-231x300.jpg 231w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2dj-768x999.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2dj-787x1024.jpg 787w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2dj-292x380.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2dj-638x830.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Jan 2022 (Puntlandes) Wasiirka Gaashaandhigga oo qoraal uu u diray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-86142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1142,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/86142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=86142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/86142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86144,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/86142\/revisions\/86144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/85897"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=86142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=86142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=86142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}