{"id":87246,"date":"2022-02-19T15:38:15","date_gmt":"2022-02-19T14:38:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87246"},"modified":"2022-02-19T15:38:15","modified_gmt":"2022-02-19T14:38:15","slug":"imf-waan-joojin-doonaa-taageerada-mushaaraadka-ciidamada-iyo-barnaamijka-dayn-cafinta-haddii-mar-kale-doorashada-soomaaliya-ay-dib-u-dhacdo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87246","title":{"rendered":"IMF &#8220;Waan joojin doonaa taageerada mushaaraadka ciidamada iyo barnaamijka dayn cafinta haddii mar kale doorashada Soomaaliya ay dib u dhacdo&#8221;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">19 Feb 2022 (Puntlandes)\u00a0Hay&#8217;adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka digtay in mushaaraadka ciidamada iyo adeegyada kale ee muhiimka ah ee dowladda Soomaaliya,\u00a0 ay joogsan doonaan bisha May, haddii mar kale uu dib u dhac ku yimaado doorashada Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-scaled.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"652\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-1024x652.jpg\" alt=\"\" data-id=\"87247\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-scaled.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=87247\" class=\"wp-image-87247\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-1024x652.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-300x191.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-768x489.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-1536x978.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-2048x1305.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-292x186.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/2ae1a2-638x406.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale, barnaamijka miisaaniyada saddexda sano ah ee hadda socda, oo ku kacaya ku dhawaad \u200b\u200b400 oo milyan oo dollar, oo qayb ka ah heshiiska lagu dhimayo deymaha Soomaaliya lagu leeyahay\u00a0 ayaa\u00a0 si toos ah u dhamaanaya ama u joogsanaya haddii ay dhici weydo in dowlad cusub lagusoo dhiso illaa 17ka May.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">&#8220;Waxay saameyn ku yeelan doontaa shaqada dowladda waxayna yeelan kartaa saameyn ballaaran,&#8221; ayay tiri Laura Jaramillo, oo ah madaxa IMF ee Soomaaliya,&nbsp; iyada oo sheegtay in dib u dhac ku yimaada doorashooyinka ay keeni karto in la waayidoono wakhti lagu cusbooneysiiyo heshiiska.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhinaca kale,&nbsp; Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Beyle, ayaa meesha ka saaray walaacaal IMF, wuxuuna yiri, &#8220;Waxaan ku kalsoonahay in doorashada lagu soo gabagabeyn doono waqtigeeda si aysan saameyn ugu yeelan barnaamijka dib u habeynta maaliyadda.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka maaliyadda wuxuu sheegay in aanay jirin illaa iyo hadda caqabado waaweyn oo ku aaddan buuxinta shuruudaha hay&#8217;adda lacagta adduunka ee IMF.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Doorashada Soomaaliya ayaa la qorsheeyay sanad ka hor inay dhacdo, balse dib u dhac ayaa ku yimid markii Madaxweyne Maxamed Cabullaahi Farmaajo uu isku dayay inuu labo sano ku kordhiyo mudadiisa afarta sano ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Feb 2022 (Puntlandes)\u00a0Hay&#8217;adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka digtay in mushaaraadka ciidamada iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-87246","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":985,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87246","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=87246"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87248,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87246\/revisions\/87248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/87247"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=87246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=87246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=87246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}