{"id":87393,"date":"2022-02-21T18:55:52","date_gmt":"2022-02-21T17:55:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87393"},"modified":"2022-02-21T18:55:52","modified_gmt":"2022-02-21T17:55:52","slug":"madaxweynaha-deni-oo-ka-hadlay-qaraxii-maanta-kolonyo-uu-la-socday-lagula-eegtay-meel-u-dhow-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87393","title":{"rendered":"Madaxweynaha Deni oo ka hadlay qaraxii maanta kolonyo uu la socday lagula eegtay meel u dhow Bosaso"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">21\u00a0Feb 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay qarax maanta kolonyo uu la socday lagula eegtay meel u dhow magaalada Bosaso.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1-1024x683.jpg\" alt=\"\" data-id=\"86454\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=86454\" class=\"wp-image-86454\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/2eb43-1.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweyne Deni ayaa qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook ku yiri \u201cWaxaan Ciidamada Madaxtooyada Puntland iyo guud ahaan Ciidamada Daraawiishta uga tacsiyeynayaa geerida Alle Ha\u2019unaxariiste Cabdullaahi Maxamed Shafeec iyo Maxamed Axmed Cabdullaahi oo ka tirsana Ciidamada Madaxtooyada kuwaasi oo maanta ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Boosaaso\u201d.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cWaxay ahaayeen geesiyaal naftooda u huray dalkooda iyo dadkooda,alle waxaan uga baryayaa inuu janadii geeyo, ehelkoodiina samir iyo iimaan uu kasiiyo. Sidoo kale waxaan intii dhaawacantayna alle uga baryayaa in uu u boogga dhayo\u201d ayuu ku daray.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wuxuuna ku soo gabagabeeyay \u201cCiidamadeena geesiyaasha ah waxay marwalbo heegan u yihiin difaaca Dowladdnimada, nabadda iyo horumarka Puntland, weerarada noocan oo kale ahna Puntland u hakanmayso, hore ayeey u soconaysaa iyadoo Cadowga ama cidkastoo falkaasi iyo kuwa la mid ka ah ku lug leh sharciga la marsiinayo\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kooxda Al-shabaab ayaa markiiba sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxa oo ah kii ugu horreeyay ee taariikhda Puntland lala beegsado kolonyo madaxweynaha Puntland la socota.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21\u00a0Feb 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay qarax maanta kolonyo uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":86454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-87393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1301,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=87393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87394,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87393\/revisions\/87394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/86454"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=87393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=87393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=87393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}