{"id":87709,"date":"2022-03-09T12:56:44","date_gmt":"2022-03-09T11:56:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87709"},"modified":"2022-03-09T12:56:44","modified_gmt":"2022-03-09T11:56:44","slug":"cumar-c-rashiid-dad-aan-lahayn-dhabar-masuuliyad-lagu-qaado-ayuu-waddanka-u-gacan-galay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87709","title":{"rendered":"Cumar C\/rashiid \u201cDad aan lahayn dhabar mas\u2019uuliyad lagu qaado ayuu waddanka u gacan galay&#8221;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">09 Marso 2022 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa\u2019arke ayaa war kasoo saaray xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan dhibaatooyinka weli ka taagan arrimaha doorashooyinka dalka iyo dhaqaalaha guud.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag8a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"640\" height=\"427\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag8a.jpg\" alt=\"\" data-id=\"87710\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag8a.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=87710\" class=\"wp-image-87710\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag8a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag8a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag8a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag8a-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ag8a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay inuu dalka gacan u galay dad aan dan ka laheyn, isla-markaana xaaladda gaarsiiyey meesha ay hadda taagan tahay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cDad aan lahayn dhabar mas\u2019uuliyad lagu qaado ayuu waddanka u gacan galay oo meesha aynu taaganahay ayay na gaarsiiyeen, waa in shaqsiga uu yaqaanaa Cidda berri aad hiilada uga baahan tahay, Khibraddu wax sahlan ma aha\u201d ayuu yiri Mudane Cumar Cabdirashiid.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee dalka oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in dalku u baahan yahay bad-badaado iyo dad u istaaga, si looga gudbo xaaladda kala guurka ah ee lagu daahay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sharmaa\u2019arke ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in mar kasta lala fal-galo dabaylaha dunida ka socda iyo isbeddalaya dhacaya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cQofka waa in lagu qiimiyaa kartidiisa, sida uu dadka isugu heyn karo, lana falgeli karo dabaylaha dunida ka socda ee xaaladaha qasan, Dalka haddii aan maanta la isugu tagin inta miirka qabta waxa uu u gacan galayaa Dad aan dan ka lahayn oo wixii loosoo maray waxa ay noqonayaan macno darro\u201d\u00a0 ayuu markale yiri ra\u2019iisul wasaare Sharma\u2019arke.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale wuu soo jeediyey sida looga gudbi karo arintan, wuxuuna yiri \u201cDalkaan haddii aan Ra\u2019iisul Wasaare karti leh loo xulin, doorasho kama dhaceyso, dastuur dhammaanayo ma jiro, Ciidan &amp; qorshe ma leh, Deyn la cafinayo ma jirto, waxyaabahaas oo dhan waa u muhiim in uu Ra\u2019iisul Wasaaraha yahay mid ka bixi kara, Madaxweynaha ayaa ka caawin kara,\u201d.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo weli is mariwaa ka taagan doorashada gaar ahaan magaalada garbahaarey marar badana ay dib u dhacday, kadib murano xoogan oo hareeyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Marso 2022 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa\u2019arke ayaa war&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87710,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-87709","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1133,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87709","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=87709"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87709\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87711,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87709\/revisions\/87711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/87710"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=87709"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=87709"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=87709"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}