{"id":87842,"date":"2022-03-20T12:05:39","date_gmt":"2022-03-20T11:05:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87842"},"modified":"2022-03-20T12:05:39","modified_gmt":"2022-03-20T11:05:39","slug":"rooble-ku-boorrinayaa-jubaland-iyo-hirshabeelle-in-ay-sida-ugu-dhaqsaha-badan-usoo-dhammaystiraan-kuraasta-golaha-shacabka-ee-harsan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=87842","title":{"rendered":"Rooble ku boorrinayaa Jubaland iyo Hirshabeelle in ay sida ugu dhaqsaha badan usoo dhammaystiraan Kuraasta Golaha Shacabka ee harsan"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">20 Marso 2022 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go\u2019aanka guddiga doorashada Hirshabelle looga saaray gudoomiyihii guddigaas kadib markii lagu eedeeyay ku takri fal awoodeed.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery columns-1 is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\"><ul class=\"blocks-gallery-grid\"><li class=\"blocks-gallery-item\"><figure><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a-1024x682.jpg\" alt=\"\" data-id=\"87799\" data-full-url=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a.jpg\" data-link=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?attachment_id=87799\" class=\"wp-image-87799\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a-1536x1023.jpg 1536w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2ak1a.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/figure><\/li><\/ul><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Qoraal ka soo baxay xafiiska Rooble ayaa dhinaca kalena lagu bogaadiyay shaqsiga cusub ee lagu buuxiyay booskii xubinimada guddiga ninka lagu magacaabo Maxamed Xuseen Maxamed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hoos ka akhriso qoraalka Rooble<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu si dhaw ula socdaa juhdina ku bixinayaa dhammaystirka doorashada kuraasta Golaha Shacabka BFS ee wali harsan isagoo kala shaqaynaya Madaxda Dowlad-goboleedyada Jubaland iyo Hirshabeelle.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"> Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu u hambalyaynayaa Maxamed Xuseen Maxamed oo xubin ka noqday Guddiga Doorashada ee Hirshabelle kaas oo badalaya Axmed Xasan Diini, waxa uuna farayaa dhamaan Guddiyada doorashooyinka in ay ku shaqeeyaan habraacyada iyo heshiisyada Doorashada ilaaliyaanna kala danbaynta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra\u2019iisul Wasaaraha oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxwaynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayay ka wada hadleen in kuraasta Xildhibaannada ee taalla Baladwayne loogu tartamo si furan isla markaana aan shaqsi gaar ah loo xirin.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ugu danbayn Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS waxa uu ku boorrinayaa Madaxda Jubaland iyo Hirshabeelle in ay sida ugu dhaqsaha badan u soo dhammaystiraan Kuraasta Golaha Shacabka ee harsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 Marso 2022 (Puntlandes) Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go\u2019aanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":87799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-87842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":949,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87842","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=87842"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87843,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/87842\/revisions\/87843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/87799"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=87842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=87842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=87842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}